CIIDAMADA LOO TAABABARAY ARGAAGIXIISADA OO LA WAREEGAY XARUUNTA WARGEYSKA HUBAAL,TALIYE FADAL OO AMMARKA BIXIIYAY WERIYAAYAL LA XIDHAY+SAXAAFADA SOMALILAND OO GABAL U DHACAY

0
Friday December 13, 2013 - 19:36:15 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 910
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    CIIDAMADA LOO TAABABARAY ARGAAGIXIISADA OO LA WAREEGAY XARUUNTA WARGEYSKA HUBAAL,TALIYE FADAL OO AMMARKA BIXIIYAY WERIYAAYAL LA XIDHAY+SAXAAFADA SOMALILAND OO GABAL U DHACAY

    Hargeisa(xogreebnews.com galabta saladi makhrib in yar un ka hor ayay ciidamada gaarka u tababaran ee loogu yeedho RRU-du la wareegtay xaruunta wargeyska Hubaal,halkaaso ay ka kaxay-teen laba ka mid ah hawl- waddeenada wargeyskaas,ciidmadan

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeisa(xogreebnews.com galabta saladi makhrib in yar un ka hor ayay ciidamada gaarka u tababaran ee loogu yeedho RRU-du la wareegtay xaruunta wargeyska Hubaal,halkaaso ay ka kaxay-teen laba ka mid ah hawl- waddeenada wargeyskaas,ciidmadan Hargeisa(xogreebnews.com galabta saladi makhrib in yar un ka hor ayay ciidamada gaarka u tababaran ee loogu yeedho RRU-du la wareegtay xaruunta wargeyska Hubaal,halkaaso ay ka kaxay-teen laba ka mid ah hawl- waddeenada wargeyskaas,ciidmadan oo ad mooddo inay la dagaalamayaan argaagixiso ayaa isku gadaamay xaruunta guud ee Hubaal kasoo ay saacado kala xidheen dadka isaaga gudbaaya isla markaana gaadhka qabtay gabi ahaan xadaahaas.
ciidamadaas ayaa goobtaas ka kaxaaystay laba wariye oo ka tirsan wargeysak Hubaal,laba wariye oo magaacooda la yiidhaahdo Cismaan iyo Faro aya lo taxaabay xabsiga iyaadoy ciidamadu Quful ku xidheen xaruunta wargeyska.

Amarka lagusoo weereray xaruunta wargeyska ayay wararka ay heeshay shabakadda warar ee xogreebnews.com sheegayan in bixiiyay taliiha ciidmada booliska MR cabdilaahi fadal imaan oo ka cadhooday warar u dabacay wargeyskaasi taliye fadal ayaa si badheedh ah u sii daayay ninkii ka danbeeyay dilkii lo geeystay Hubaal,kaaso an la marin sharciga isla markaana ay isku reer yihiin taliye fadal.
Taliye fadal ayaa cadaystay inuu ku tunto sharciga isla markaana lo adeegsado saxafaada karbaash-keeda isaago iskugu daraa xadhiig iyo jidh dil,bilawgi Deseber ayay ahaayd markii wariyaayal wax duubaayo uu taliye fadal u xabsiga dhiigay asaago muddo toddooba caano maal ah ku xidhay suuli ku dhexyaalla saldhiga Hargeisa.xukuumadda siilaanyo ayaa muddo saddeex sanno xilka haysay ayaa noqotay ti abid ugu tacadiiga badnay saxaafadda iyaago hadda laga joogo asbuuc un markii xabsiga la siiyay afar wariye oo u ku jiroo tafaftiiraha guud ee shabakadda warar ee xogreebnews.com -kuwaaso ilaayo hadda u taliiye fadal hayso qalabkii warbaahineed ee ay ku hawl-galaayeen wariyaashu.waxaanu goor dhow idiin soo gudbin doonna wixii warar kasoo kordhaa
xogreebnews.com Hargeisa office
cabdi casiis bashiir nuur
info@xogreebnews.com




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured