Arin Naxdinleh Oo ka dhacay hargeisa kadib Inan iska tuurtay biriij kuyaala Hargaysa Waamaxay Sababtu

0
Thursday December 12, 2013 - 20:12:09 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 869
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Arin Naxdinleh Oo ka dhacay hargeisa kadib Inan iska tuurtay biriij kuyaala Hargaysa Waamaxay Sababtu

    Hargeisa(xogreebnews.com-Dhcado Naxdinleh Oo ka Dhacday Magalada Hargeisa Gaar Ahaan Xafada Guryo Samo kadib markii inan da,ahaan lagu qiyaasay ilaa 18 ilaa 20 ay iska duurtay birish

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeisa(xogreebnews.com-Dhcado Naxdinleh Oo ka Dhacday Magalada Hargeisa Gaar Ahaan Xafada Guryo Samo kadib markii inan da,ahaan lagu qiyaasay ilaa 18 ilaa 20 ay iska duurtay birish Hargeisa(xogreebnews.com-Dhcado Naxdinleh Oo ka Dhacday Magalada Hargeisa Gaar Ahaan Xafada Guryo Samo kadib markii inan da,ahaan lagu qiyaasay ilaa 18 ilaa 20 ay iska duurtay birish ku yala magalada hargeysa gaarhaan xafada guryo samo
Birijkan ayaa ay inantu iska tuurtay ayaa lagu magacaaba xaarwala
Sababta ku kaliftay in ay iska tuurto ayaa waxa inanta hooyadeed oo makii loo soo sheegay arinkan aanu bas wada saarnayn ayaa waxa ay noo sheegtay in moobeelkeedi gacanta ay tuugi kala carartay kadibna ay daba carartay markii aygaadhi waydayna iska tuurtay biriijka halkaas oo ay ruugtii kala cartay ay la mareen mobilekii

Inantan ayaa loola carary isbitaalka islamarkaana lagu dawaynayaa isbitaalka guud ee Hargaysa
Arinkan ayaa waxa uu noqday arin laga argagaxo iyada oo ay tahay arinkan wax bulshada ku cusub



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured