WAR DEG DEG AH :Amisom oo la wareegtay Ammanka Ra’iisal Wasaaraha cusub iyo gurigiisaba

0
Thursday December 12, 2013 - 19:55:24 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 977
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    WAR DEG DEG AH :Amisom oo la wareegtay Ammanka Ra’iisal Wasaaraha cusub iyo gurigiisaba

    Muqdisho(xogreebnews.com-Ra’iisal Wasaaraha cusub Soomaaliya ayaa daqiiqad kadib loo

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Muqdisho(xogreebnews.com-Ra’iisal Wasaaraha cusub Soomaaliya ayaa daqiiqad kadib loo Muqdisho(xogreebnews.com-Ra’iisal Wasaaraha cusub Soomaaliya ayaa daqiiqad kadib loo magacabaya C/wali Sheekh Axmed oo ka soo jeeda Gobolka Gedo, waxaa uu muddo labaatan sano ka soo shaqeeyay Islamic Bank, waa nin bartay dhaqaalaha.
Amaanka Ra’iisal Wasaaraha cusub ayaa waxaa la wareegay ciimada nabad ilaalinta Amison waxayna hada u siigalbinayaan Xarunta Madaxtooyada Somaaliya ee Magaaladda Muqdisho
Sida loo xaqiijiyay xogreebnews.com-muqdisho Madaxweynaha ayaa daqiiqado kadib xaflad ka dhacaysa Madaxtooyada waxaa uu kaga dhawaaqi doona C/weli Sheekh Axmed, Waa nin Marixaan ah kana sii ah reer diini.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured