WAR DEG DEG AH.Cabdiweli Cali Sheekh oo noqday Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya

0
Thursday December 12, 2013 - 16:48:01 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 958
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    WAR DEG DEG AH.Cabdiweli Cali Sheekh oo noqday Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya

    Ra’iisal Wasaaraha cusub Soomaaliya ayaa daqiiqad kadib loo magacabaya C/wali Sheekh Axmed

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ra’iisal Wasaaraha cusub Soomaaliya ayaa daqiiqad kadib loo magacabaya C/wali Sheekh Axmed Ra’iisal Wasaaraha cusub Soomaaliya ayaa daqiiqad kadib loo magacabaya C/wali Sheekh Axmed oo ka soo jeeda Gobolka Gedo, waxaa uu muddo labaatan sano ka soo shaqeeyay Islamic Bank, waa nin bartay dhaqaalaha
Sida loo xaqiijiyay xogreebnews.com muqdisho-Madaxweynaha ayaa daqiiqado kadib xaflad ka dhacaysa Madaxtooyada waxaa uu kaga dhawaaqi doona C/weli Sheekh Axmed, Waa nin Marixaan ah kana sii ah reer diini.
Ra’iisal Wasaaraha cusub ayaa waxay saaxiib dhaw yihiin Cali Maxamed Geeddi Ra’iisal Wasaarihii hore soomaaliya.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured