wasiir cukuse oo ka ad kaan waayay maareeyihii tv-ga qaranka laguna heeshiisiyay in aanu wasiirka awood u lahayn in shaqaada ka joojiyo.dhagayso oo akhriiso

0
Wednesday December 11, 2013 - 16:24:28 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 929
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    wasiir cukuse oo ka ad kaan waayay maareeyihii tv-ga qaranka laguna heeshiisiyay in aanu wasiirka awood u lahayn in shaqaada ka joojiyo.dhagayso oo akhriiso

    Hargaysa (xogreebnews.com)Wasiirka Ganacsiga iyo Maalgashiga Somaliland Mudane Maxamed C.laahi Cumar oo Xubin ka ah Gudi ka Kooban Sadex Wasiir oo Madaxweynaha Somaliland u soo

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargaysa (xogreebnews.com)Wasiirka Ganacsiga iyo Maalgashiga Somaliland Mudane Maxamed C.laahi Cumar oo Xubin ka ah Gudi ka Kooban Sadex Wasiir oo Madaxweynaha Somaliland u soo Hargaysa (xogreebnews.com)Wasiirka Ganacsiga iyo Maalgashiga Somaliland Mudane Maxamed C.laahi Cumar oo Xubin ka ah Gudi ka Kooban Sadex Wasiir oo Madaxweynaha Somaliland u soo Xilsaaray inay soo dersaan Cabashada ka taagan Wasaarada Warfaafinta ayaa maanta kulan la qaatay Shaqaale Weynaha Wasaarada Warfaafinta .
Wasiirka Ganacsiga ayaa sheegay in Madaxweynuhu danaynayo wax ka qabashada dareenada ay Tirsanayaan Shaqaalaha Wasaarada Warfaafintu isla markaana uu hor dhac u yahay Gudidan oo ay Wehelin doonaan Wasiirada Hawlaha Guud iyo Xanaanada Xoolaha waxaanu intaas ku daray inay balan qaadayaan in sida ugu dhakhsaha badan ay u soo afjaraan tabashada Shaqaalaha.

Mudane Maxamed C.laahi Cumar waxa uu balan qaaday in Gudidooda oo isku dhan ay hawshan loo soo igmaday bilaabi doonaan Beri oo arbaca ah Gelinkeeda danbe
Kulankaas waxaa ka hadlay oo kale Wasiirka Warfaafinta Mudane C.laahi Maxamed Daahir Cukuse oo sheegay in shaqaalaha looga baahan yahay inay Anshaxa Saxafinimo ilaaliyaan.
Halkan ka Dhagayso Hadalkii Wasiirka Ganacsiga iyo Balanqaadkiisiiba



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured