Dukumentiyo Muujinaya Kala danbayn La’aanta Iyo Sida Aanay Awaamiirta Madaxweynuhu Uga Shaqayn Dekedda Berbera

0
Wednesday December 11, 2013 - 16:17:58 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1019
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dukumentiyo Muujinaya Kala danbayn La’aanta Iyo Sida Aanay Awaamiirta Madaxweynuhu Uga Shaqayn Dekedda Berbera

    Hargaysa(xogreebnews.com-Aqoonyahano ku xeeldheer arrimaha iyo Shaqooyinka Badda ayaa tan iyo sanadki 2002 daba socday sidii Somaliland looga higelinlahaa Xafiiska Adeega xogta gaadiidka Badda Maraakiibta iyo Dekeddaha Somaliland ee (Mareines and Mar

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargaysa(xogreebnews.com-Aqoonyahano ku xeeldheer arrimaha iyo Shaqooyinka Badda ayaa tan iyo sanadki 2002 daba socday sidii Somaliland looga higelinlahaa Xafiiska Adeega xogta gaadiidka Badda Maraakiibta iyo Dekeddaha Somaliland ee (Mareines and Marine Trasport Hargaysa(xogreebnews.com-Aqoonyahano ku xeeldheer arrimaha iyo Shaqooyinka Badda ayaa tan iyo sanadki 2002 daba socday sidii Somaliland looga higelinlahaa Xafiiska Adeega xogta gaadiidka Badda Maraakiibta iyo Dekeddaha Somaliland ee (Mareines and Marine Trasport Survey Serviece Office) oo xaruntiisu noqonlahayd magaalada Xeebta ah ee Berbera.
Hase yeeshee Xafiiskii oo ay Somaliland u qabtay baahi weyn qaran ahaan iyo dal ahaanba,waxa kooxda aqoonyahanada ee hawshii waday ka horyimi dhibaatooyin badan oo muujinaya sida aanay nidaamka dawladnimo kala danbaynta iyo sharcigu ugu shaqayn Somaliland, gaar ahaan Magaalada Berbera oo la doonayay in lagu furo xafiiskaa.

Sid ka muuqata Dukumentiyo iyo qoraalo sharci ah oo ay ku saxeexan yihiin Madaxweynihii hore ee Somaliland Daahir Rayaale Kaahin, Wasaaraddaha iyo Hay’addaha uu xafiiskaasi khuseeyo, xeer Ilaalinta guud ee qaranka iyo Hay’addaha sharci dejinta Somaliland ee Labada Gole Baarlamaan oo qoraalada qaarkood loo qoray si ay ula socdaan arrintaa, balse indhaha ka qarsaday in ay dhegaystaan kooxda aqoonyahanada dhinaca Badda ee doonayay in xafiiskaa laga hirgeliyo Somaliland.
Dhamaan awaamiirta iyo digreetooyinka khuseeya xafiiskaa ayaa noqday kuwo maamulka dekedda Berebera iyo masuuliyiinta kale ee uu saamaynta ku yeelayanaa iska indha tiraan, isla markaana dhegaha ka furaystaan dhamaan awaamiirta iyo digreetooyinka lagu farayo in ay u hogaansamaa
Ka hor inta aynaan u gudbin fadeexadaha maamul iyo nidaam ee ay muujinayaan qoraalada iyo Dukumentiyada oo soo taxnaa Xukuumaddii Daahir Rayaale iyo Golihii sharci dejinta ee waqtigaa ilaa xiliggan xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo oo aan waxaba ka bedelin maamulxumada iyo kala danbayn la’aanta nidaamka dawladnimo, waxaynu sharaxaad kooban ka bixinaynaa ujeedda xafiiskaa iyo ahmiyadda uu qaranka u leeyahay.
Sidoo kale waxaynu warbixintan oo ka kooban Qoraalo kala duwan oo ku saabsan arrinta xafiiskaa iyo sababaha Maamulka Dekedda Berbera u fulin waayay,



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured