Gudoomiyaha Xisbiga Ucid oo magacaabay Masuul sare oo Wakiil u noqon doona xisbigooda Socialist International iyo EU-da

0
Wednesday December 11, 2013 - 16:03:10 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 822
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Gudoomiyaha Xisbiga Ucid oo magacaabay Masuul sare oo Wakiil u noqon doona xisbigooda Socialist International iyo EU-da

    Hargeisa(xogreebnews.com-warsaxafadeed soo gaadhay shabakadda warar ee xogreebnews.comoo u ku saxeexan yahay gudoomihaya xisbiga ucid kasoo lagu magacaabay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeisa(xogreebnews.com-warsaxafadeed soo gaadhay shabakadda warar ee xogreebnews.comoo u ku saxeexan yahay gudoomihaya xisbiga ucid kasoo lagu magacaabay Hargeisa(xogreebnews.com-warsaxafadeed soo gaadhay shabakadda warar ee xogreebnews.comoo u ku saxeexan yahay gudoomihaya xisbiga ucid kasoo lagu magacaabay masuul xisbiga ahJAMHUURIYADDA SOMALILAND
REPUBLIC OF SOMALILAND
Xisbiga Cadaaladda Iyo Daryeelka UCID
Justice and Welfare Part
حزب العداله والرأفة
Ref/UCID/944/2013 Date: 07/12/2013
Uj: Xil-Magacaabis
Xisbiga Caddaalada iyo Daryeelka UCID markuu arkay baahida wayn ee loo qabo in la magacaabo Waliilka Socialist International (SI) iyo Midawga Yurub (EU) ee Xisbiga UCID, Markuu Xisbiga UCID ku qancay kartida iyo wax-qabadkiisa waxa uu maanta oo ay taariikhdu tahay 07/12/2013 u magacaabay Wakiilka Socialist SI iyo Midawga Yurub ( EU) ee Xisbiga UCID Md. Siciid Cumar Cabdillaahi.

Isla markaana la faray in hawshiisa si dhakhso ah uu u bilaabo kana soo baxo waajibaadka loo igmaday.
Waxaanu Illaahay uga baryaynaa in uu u fuduudeeyo hawsha loo dhiibay.
ALLA MAHAD LEH
Gudoomiyaha Xisbiga UCID
Eng, Faysal Cali Waraabe
Saxeex: –––––––-



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured