Mujaahid Ibrahim-Dhegaweyne Oo Luuqad Adag Kula Hadlay Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo,

0
Tuesday December 10, 2013 - 21:08:07 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 820
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Mujaahid Ibrahim-Dhegaweyne Oo Luuqad Adag Kula Hadlay Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo,

    Hargeysa(Xogreebnews)-Mujaahid Ibraahin Cabdilaahi Xuseen (Dhagaweyne),ayaa ku baaqay in la taageero mudaharaadada uu xisbiga UCID ku baaqay, isla markaasna si adag looga hor yimaado xukuumadda haatan Picture12oo uu ku tilmaamay mid ka xun nidaamkii

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa(Xogreebnews)-Mujaahid Ibraahin Cabdilaahi Xuseen (Dhagaweyne),ayaa ku baaqay in la taageero mudaharaadada uu xisbiga UCID ku baaqay, isla markaasna si adag looga hor yimaado xukuumadda haatan Picture12oo uu ku tilmaamay mid ka xun nidaamkii Siyaad Barre.Hargeysa(Xoriyonews)-Mujaahid Ibraahin Cabdilaahi Xuseen Mujaahid Ibrahim-Dhegaweyne Oo Luuqad Adag Kula Hadlay Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo,
Hargeysa(Xogreebnews)-Mujaahid Ibraahin Cabdilaahi Xuseen (Dhagaweyne),ayaa ku baaqay in la taageero mudaharaadada uu xisbiga UCID ku baaqay, isla markaasna si adag looga hor yimaado xukuumadda haatan Picture12oo uu ku tilmaamay mid ka xun nidaamkii Siyaad Barre.Hargeysa(Xoriyonews)-Mujaahid Ibraahin Cabdilaahi Xuseen (Dhagaweyne),ayaa ku baaqay in la taageero mudaharaadada uu xisbiga UCID ku baaqay, isla markaasna si adag looga hor yimaado xukuumadda haatan Picture12oo uu ku tilmaamay mid ka xun nidaamkii Siyaad Barre.

Mujaahid Dhagaweyne waxa uu xukuumadda ku eedeeyay mid dhibaato ku haysa xoriyatul qawlka, waxaanu ugu baaqay inay sii dayso saxafiyiinta u xidhan,isaga oo ugu danbayntiina luuqad adag kula hadlay xukuumadda madaxweyne Axmed Siilaanyo.

Waxa uu sidan ku sheegay Mujaahir Ibraahin Dhagaweyne isaga oo u waramaayay warbaahinta, waxaanu hadalkiisa ku bilaabay sidan“Wariyayaashii waa la xidh xidhay taas oo ah cabudhin saxaafada ah,xoriyaddii ummaddan ayaa lagu ciyaarayaa,sharcigeenu waxa uu qorayaa in si xor ah dadka wax loogu sheego oo warbaahintu ay xor noqoto,maalin walba laba wariye ayaa layska xidhanayaa,taas oo garab marsan sharciga ummadda u ayaala, waxa loo diiday inamadii xidhnaa booqashadii ehelkooda iyo saaxiibadood,waxaad moodaa maxaabiis dagaal lagu soo qabsaday inay yihiin oo aanay xaqba lahayn. Waxaanu leenahay xoriyadoodii deg deg haloogu soo celiyo, haddii loo soo celin waayana inay umaddu go’aan ka qaadato oo mudaharaad dhab ah laga sameeyo oo lays arko.”

Mujaahid Dhagaweyne oo hadalkiisa sii wataa waxa uu yidhi“Kaligood wax ma xidhi karaan, oo kaligood wax ma qaban karaan, dadka xooga lagu haysto xagee laga keenay, waa waxii dadku wada lahaa,waa ka aamusnaada iyo eegida aan waxba laga qabanayn, haddii ay ogyahiin talaabadii ay qaadaanba in teeda la qaadaayo kumay dhiiradeen, meel ay idinkaga xoog bateena ma jirto,dadka hala abaabulo halayskana celiyo, yaan dib oo danbaysa loogu habran,dadkan hawgu baaqeen saxaafadu mudaharaad deg deg ah, hala taageero mudaharaadkaas ay UCID ku baaqday,halagu dhiirado xabadna kaligood ma haystaan,ta ay doonayaan ayaa la’la tagayaa waxay ku ciyaarayaan dab’e, midhaha ay dhashaa baynu eegaynaa ee ku talo gala saxaafadaay inay toogasho idiinla imanayaan, inay idiinla imanayaan hadidaadaas ay baarlamaanka ku samaynayaan, sidii Afweyne iyaga oo leh xabdaa joojiya ayaa la arki doonaa, yaan loo habranin waxani waa halgankii oo socda, ilaa wadankani hagaagana isma taagayo halganku, Afweyne wax ka xun ayaa jooga ee ayaan loo dul qaadan ilaa ay wadada saxda ah ku dhacayso.”

SOURCE GEESKA



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured