Qaar Ka Tiran Shaqaalaha Shaybaadhka Cusbitalka Hargaysa Oo Eedeeyay Madaxa Shaybaadhka–

0
Tuesday December 10, 2013 - 20:57:10 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 957
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Qaar Ka Tiran Shaqaalaha Shaybaadhka Cusbitalka Hargaysa Oo Eedeeyay Madaxa Shaybaadhka–

    Hargeysa(Xogreebnews)-Waxaa Isa Soo Taraaya Farao Galinta , Cabudhinta Uu Ku Hayo Madaxa Shaybaadka Cusbitalka Guud Ee Hargaysa Taas Oo Qaar Ka Tirsan Shaqaalaha Ka Hawl Gala Cusbitalka Hargaysa Ay Sida Finta Uga Qayliyeen Isla

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa(Xogreebnews)-Waxaa Isa Soo Taraaya Farao Galinta , Cabudhinta Uu Ku Hayo Madaxa Shaybaadka Cusbitalka Guud Ee Hargaysa Taas Oo Qaar Ka Tirsan Shaqaalaha Ka Hawl Gala Cusbitalka Hargaysa Ay Sida Finta Uga Qayliyeen Isla Hargeysa(Xogreebnews)-Waxaa Isa Soo Taraaya Farao Galinta , Cabudhinta Uu Ku Hayo Madaxa
Shaybaadka Cusbitalka Guud Ee Hargaysa Taas Oo Qaar Ka Tirsan Shaqaalaha
Ka Hawl Gala Cusbitalka Hargaysa Ay Sida Finta Uga Qayliyeen Isla
Markaasna Baaq U Diray Agaasimaha Guud Ee Cusbitalka
Mar Aanu Booqasho Ku Tagnay Dhakhtarka Guud Ee Hargaysa Ayaa Waxaanu La
Kulanay Qaar Ka Tirsan Shaqaalaha Ka Hawl Gala Waxaada Shaybaadka Oo
Muddooyinkan Danbe Dadka Bukaanka Ah Aad Uga Cabanayeen , Taas Oo Ka

Muuqata Habacsanaan , Maamul La’aan Iyo meel Aad Ugu Hagaagto Shaqaalaha
.Haddaba Shaqaalahaas Oo Magacyadooda Qariyay Cabsi Ay Ka Qabaan Madaxa
Shaybaadka, Ayaa waxay noo sheegeen in Madaxa Shaybaadku kula kaco
tacadiyo farabadan , Maamulkii uu Fadhiidh ka dhigay , taas oo shaqaalihii
Uu Ku Hayo Dulmi Ayaa Sababay Inay Shaqadii kala socon Waydo , Taas oo
aanay maamulka Cusbitalka Iyo Wasaarada Caafimaadkuba La Socon Dulmiga Uu
Shaqalaha Ku Hayo Taas Oo shaqadii ay ummada u hayeen ka dhigtay midh
fadhiidh ah
Haddaba Waxay Baaq U Dirayaan Agaasimaha Cusbitalka Inuu Soo Faro Galiyo ,
Dhibaatada Ba’an Ee la soo daristay , waxayna sheegeen haduu agaasimhu soo
faro galin waayo inay meesha ka bixi doonto shaqadii wanaagsanayd ee ay u
hayeen bukaanka , shaybaadhkuna yahay Budda Dhakhtarka Ayay Hadalkooduu Ku
Soo Gabagabeeyeen
Si Kastaba Ha Ahaatee Shaybaadhku Wuxuu ahaa meesha ugu shaqada wanagsan
taas oo mddooyinkii danbana la qalabeeyay lana casriyeey , taas oo si
hagar la’aan ah dadka wax ugu qaban jiray hayeeshee hada waxaad moodaa
inaay taasi meesha ka sii baxayso ka dib markii madaxa shaybaadhku
cadaadis , cabaudhin , dulmi farabadan u gaystay shaqaalaha taas oo
fadhiid ka dhigtay habsami u socodka shaqada.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured