Ciidamo Tiro Badan Oo Saaka Cagta Mariyey Xarunta Xisbiga UCID,Masuuliyiina Xabsiga U Taxaabay,Halka Kuwo Kalena La Garaacay

0
Tuesday December 10, 2013 - 20:40:42 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 902
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciidamo Tiro Badan Oo Saaka Cagta Mariyey Xarunta Xisbiga UCID,Masuuliyiina Xabsiga U Taxaabay,Halka Kuwo Kalena La Garaacay

    Hargaysa(xogreebnews.com-Taliye ku-xigeenka Ciidanka Booliiska Somaliland C/raxmaan Fooxle oo hor-boodaya Ciidanka RRU-da iyo ciidamo kale oo ka tirsan qaybaha Booliska ayaa saaka ku waaberiistay xarunta guud

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargaysa(xogreebnews.com-Taliye ku-xigeenka Ciidanka Booliiska Somaliland C/raxmaan Fooxle oo hor-boodaya Ciidanka RRU-da iyo ciidamo kale oo ka tirsan qaybaha Booliska ayaa saaka ku waaberiistay xarunta guud Hargaysa(xogreebnews.com-Taliye ku-xigeenka Ciidanka Booliiska Somaliland C/raxmaan Fooxle oo hor-boodaya Ciidanka RRU-da iyo ciidamo kale oo ka tirsan qaybaha Booliska ayaa saaka ku waaberiistay xarunta guud ee Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID, waxaanay Rafaceen Sameecado hor yaalay xaruntaas oo loogu talogalay in ay masuuliyiinta Xisbigu kula hadlaan taageerayaashooda,banaan bax salmi ah,oo ay kaga cabanayan xadgudubyada ay xukuumaddu ku hayso.
Sarkaalka ugu sareeya Hawl-gelinta Ciidanka Booliiska iyo madaxda kale ee ka hoosaysa Taliye Fooxle ayaa barxada Xarunta dhooban, halka RRU-du-na ka dul gaaf-wareegaysay Xarunta iyo agagaarkeeda.

Muran iyo dood ayaa dhex martay Masuuliyiinta UCID ee xarunta ku sugnayd iyo saraakiisha Booliiska, taasoo sababtay in qaar ka mid ah madaxdii goobta ku sugnayd Booliisaku u gacan qaadaan isla markaana xabsiga u taxaabaan, hase yeeshee wadahadal kadib way sii daayeen.
Madaxda UCID ayaa dib u istaadhatay waxanay dib u abaabuleen banaan baxaasi oo ay ku qabanayaan afaafka hore ee xarunta guud ee xisbiga.
xogreebnews.com- Hargaysa Office Somaliland



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured