Kooxdii uu Khadar Ali Gaas ku naasnuujin jiray Hantida danyarta Somaliland oo isku deyeya inay difacaan boobka xoolaha qaranka waa yaab.–

0
Saturday December 07, 2013 - 21:45:26 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 841
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Kooxdii uu Khadar Ali Gaas ku naasnuujin jiray Hantida danyarta Somaliland oo isku deyeya inay difacaan boobka xoolaha qaranka waa yaab.–

    shaqada Koox ay horkacayso Salma sheekh oo Siilaanyo Ader u yahay ayaa saxaafada u soo diray qoraal ay ku beeninayaan qoraal kii ay hore madaxweynaha ugu direen in ka badan 45 Shaqale ah

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

shaqada Koox ay horkacayso Salma sheekh oo Siilaanyo Ader u yahay ayaa saxaafada u soo diray qoraal ay ku beeninayaan qoraal kii ay hore madaxweynaha ugu direen in ka badan 45 Shaqale ah Kooxdii uu Khadar Ali Gaas ku naasnuujin jiray Hantida danyarta Somaliland oo isku deyeya inay difacaan boobka xoolaha qaranka waa yaab.–
Kooxdii uu Khadar Ali Gaas ku naasnuujin jiray Hantida danyarta Somaliland oo isku deyeya inay difacaan boobka xoolaha qaranka waa yaab.–

shaqada Koox ay horkacayso Salma sheekh oo Siilaanyo Ader u yahay ayaa saxaafada u soo diray qoraal ay ku beeninayaan qoraal kii ay hore madaxweynaha ugu direen in ka badan 45 Shaqale ah oo madaxdoodii horkacayso iyagoo cadeeyey boobka ay khadar iyo saaxiibadii ku hayaan hantida qaranka iyagoo aha Koox qaarkood laga soo daayey xabsiyo ku yaala UK iyo qaar shaqo la,aani ku haysay UK oo helay xoolihii qaranka oo saaxiibkood Khadar loogu dhiibay.

Waxaanu madaxweyne Silaanyo oo ku caana nin aan ehel u ahayn xatooyo xoolo dad weyne kula talinaynaa inaanu dib usoo dhoweysay kooxdas magaciisa iyo qarankaba dhulka la dhacay ee usoo boob tegey hantida umada , waxaanu ka codsanaynaa madaxweynaha inuu kooxdas ka nadiifiyo wasaarada Warfaafinta waayo difaacodu wuxuu muujinayaa sida ay u jecel yihiin in Khadar loo soo celiyo oo ay halkii ka miisaan tuubadii ay jaqayey kuna dulmiyaan shaqaalaha daacada ah ee Wasarada la soo kifaaxay sagxada hoosana ka soo bilaabay, waana kuwa xaqa u leh inay Madax ka noqdaan ee waa khalad in Tuug looga soo dhoofiyo UK.
Xusen Jibriil
London UK



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured