Xukuumada Kulmiye maamul xumida Jawaab xumida ayay kaga dartay iyo Aqoonla,aantooda dastuurka dalka uyaal Gebilayna wa godob laga galay martideeda In loo gacan dhaafo!

0
Friday December 06, 2013 - 11:05:28 in Maqaallo by Super Admin
  • Visits: 1053
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xukuumada Kulmiye maamul xumida Jawaab xumida ayay kaga dartay iyo Aqoonla,aantooda dastuurka dalka uyaal Gebilayna wa godob laga galay martideeda In loo gacan dhaafo!

    W.Q Kaptanka

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

W.Q Kaptanka Xukuumada Kulmiye maamul xumida Jawaab xumida ayay kaga dartay iyo Aqoonla,aantooda dastuurka dalka uyaal Gebilayna wa godob laga galay martideeda In loo gacan dhaafo! W.Q Kaptanka

Waxay ahayd 25/11/13 markii Hargeisa Egal Airport laga horjoogsaday masuuliyiin ubadan golaha fulinta ee xisbiga Ucid kadibna unug katirsan ciidanka nabadgelyada u qaabilsan Airportku si fool xun ugu horjoogsadeen masuuliyiintii xisbiga qaran ee Ucid oo uu hogaaminaayay Aq Jamal Cali Xuseen Musharaxa Madaxweynaha ee Xisbiga Ucid iyadoo ay ciidanku diideen inuu xitaa cagahiisa ku galo halka dadka shacabka ahi toos ugalayeen iyagoo wata gadiidkooda iyadoo lagu duudsiyey isla goobtaas xuquuqdii muwaadinimo iyo karaamadii sharcigu siiyey masuulkan ujeedada Jamal Cali Xusen oo ahayd inuu soo dhaweeyo Eng Faysal Cali Xusen gudoomiyaha xisbiga mucaridka ah ee Ucid halkaasna lagasoo celiyey
waftigii,

Waxay ahayd subaxnimadii shalay saacadu markay ahayd 9kii subaxnimo markii wafti balaadhan oo uu horkacayo Aq Jamal Cali Xusen oo ubadan golaha fulinta xisbiga Ucid iyo masuuliyiin heer qarana lagu joojiyey barta kantaroolka caabud la ee gobalka Gebilay unug katirsan ciidanka sida gaarka looga maamulo madaxtooyada oo lasii diyaariyey ayaamo kahor safarka Ucid ee Gebilay ayaa joojiyey waftigii iyagoo isticmaalayay luuqada ad adag oo cadho badani ka muuqato inkastoo ay sheegeen ciidanku inanay kala jeclayn iyagu Jamal iyo Silaanyo hadana iyaga amar lasiiyey inan waftigani gali karin Gebilay, waxay noqotay wax lala yaabo rubntii hadaladii kasoo yeedhay badasaabkii Geibilay ee uu ku sheegay in loo baahan yahay in marka xisbiga Ucid qabanayo gobalada wadanka uu ubaahan yahay inuu wasaarada kasoo qaato warqad ogolaansho ah sidii qof ajaaniba ah oo wadan kale tagaya, bal halkay sharciga kaga jiro hasoo sheegaan reer kulmiye maamul xumida waxay kaga dareen aqoon la,aanta sharciga dalka uyaala iyo jawaab xumida marka ay qalad galaan oo dadka iyo shacabka ka cadhaysiinaysa,

Ugu danbayntii waxaan kusoo afmeerayaa qoraalkayga waar dalka fawdo hagalinina dal midaysan iyo dad mida ayaa laydunku wareejee idinkoo haya hala idinku soo gaadho waqtiyar ayaa idin hadhaye reer Gebilayna maaha dad martidooda loogacan dhaafo ee godobihii ay xukuumada Siilaanyo ka geshay ayay ka mid tahay arintii dhacday shalay gabilayna wax go lagu qaato kawayn,





Allaa Mahadleh

Abdiqani Ibrahim Salaf Kaptanka

Realcabdiqani@gmailcom




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured