Jabuuti(Xogreebnews)-Marwada Koowaad Ee Jam.Djabuuti ( Marwo Khadra Xayd )Oo Kaalinta 1aad Ka Gashay Marooyinka Kowaad Ee Qaarada Afrika Dhinaca Dadaalka ,Waxqabadka , Kartida.iyo xuquuqda aadanaha.

0
Friday December 06, 2013 - 11:03:23 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1984
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Jabuuti(Xogreebnews)-Marwada Koowaad Ee Jam.Djabuuti ( Marwo Khadra Xayd )Oo Kaalinta 1aad Ka Gashay Marooyinka Kowaad Ee Qaarada Afrika Dhinaca Dadaalka ,Waxqabadka , Kartida.iyo xuquuqda aadanaha.

    Jabuuti(Xogreebnews)-Marwada Koowaad Ee Jam.Djabuuti ( Marwo Khadra Xayd )Oo Kaalinta 1aad Ka Gashay Marooyinka Kowaad Ee Qaarada Afrika Dhinaca Dadaalka ,Waxqabadka , Kartida.iyo xuquuqda aadanaha.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Jabuuti(Xogreebnews)-Marwada Koowaad Ee Jam.Djabuuti ( Marwo Khadra Xayd )Oo Kaalinta 1aad Ka Gashay Marooyinka Kowaad Ee Qaarada Afrika Dhinaca Dadaalka ,Waxqabadka , Kartida.iyo xuquuqda aadanaha. Marwada Koowaad Ee Jam.Djabuuti ( Marwo Khadra Xayd )Oo Kaalinta 1aad Ka Gashay Marooyinka Kowaad Ee Qaarada Afrika

Jabuuti(Xogreebnews)-Marwada Koowaad Ee Jam.Djabuuti ( Marwo Khadra Xayd )Oo Kaalinta 1aad Ka Gashay Marooyinka Kowaad Ee Qaarada Afrika Dhinaca Dadaalka ,Waxqabadka , Kartida.iyo xuquuqda aadanaha.

Shabakada Wararka Caalamiga ah ee Somalilandcitizen oo sanad kasta Bishan December oo kale soo bandhigta codeyn caalami ahna u qaada Madaxweynayaasha iyo Marwooyinka 1aad ee qaarada Afrika kuwa ugu dedaalka iyo kartida badan,daacadna ugu shaqeeya shacabkooda ay madaxda u yihiin ayaa soo gebagebowdey,natiijadiina waxay noqotay sidan hoos ku xusan:-

Codeyn Guud oo Shabakada Somalilandcitizen ka qaaday 1500 kun iyo shan boqol oo qof oo ku kala nool shanta qaaradood( 5-Continents) ,codeyntaasi oo ahayd dhinaca Telephoneka,facebook,iyo E-Mailada ayaa codbiyayaashaasi codkoodii ku dhiibteen in Marwo Khadra Xayd (Marwada 1aad ee Jam-Djabouti )tahay Marwada ugu daacadsan,ugu dadaalka badan,ugu kartida badan Marwooyinka 1aad ee Qaarada Afrika.

iyagoo codbixiyaashu sheegeen sababo wada run ah Hadana Marwo Khadra waxay koobka ku qaaday iyadoo naxariis badan u sameysey dadka qaxootiga ah ee dalka Djabuuti marti geleyey khaasatan Dalkii hore la isugu odhan jirey somaliya.

Marwo Khadra Xayd ayaa Dadkaasi qaxootiga ah caruurtooda ka caawisa dhinaca Waxbarashada,caafimaadka,iyo bulshadba waxaan codbixiyayaashu intooda badani isla qireen in Marwo Khadra Tahay Marwadii ugu naxariista badnayd Marwooyinka Koowaad( First Ladies) ee qarada Afrika.

Qaxootiga ay marti gelisey jamhuuriyada Djabouti oo 40 ka mid ihi codeynta ka qayb qaateen iyagoo jooga Djabuuti ayaa Marwo Khadra ku amaanay sida ay u dhawrto xuquuqda Aadanaha una tixgeliso dadka qaxootiga ah ee ku nool dalka Djabouti,qaxootigaasi oo u badan wadamada Jam.Djabouti la deriska ah ee Bariga Afrika.

1-Kaalinta Koowaad waxaa ku guuleysatey Marwada 1aad ee Jam.Djabuuti( Lady Khadra Xayd )

2-Kaalinta Labaad Waxaa Guuleysatay Marwada 1aad ee Dalka Ghana (Lady Lordina Mahama )

3-Kaalinta sadexaad waxaa ku guuleysatay Marwada 1aad ee Dalka Senegal ( Lady Marième Faye Sall )

Xusuus:- Codeynta dhinaca madaxweynayaasha weli way socotaa waxaanuna soo gebegebeyn doontaa 25December Insha allah.

Tafatiraha Guud,Qorayaasha,weriyayaasha,iyo akhristayaasha Shabakada wararka caalamiga ah ee Somalilandcitizen waxay Hanbalyo iyo Bogaadin hawada u marinayaan Marwada 1aad ee Dalka Jamhuuriyada DJabouti( Marwo Khadra Xayd) guushaasi weyn ee caalamiga ah ee ay dalkeeda u soo hoysey.

Good Luck( Marwo Khadra).

Somalilandcitizen.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured