War Deg Deg Ah: Nelson Mandela Oo Goor Dhawayd Geeriyooday Daawo Madaxweyne Jacob Zuma Oo Shaacinaya Dhimashadiisa

0
Friday December 06, 2013 - 10:58:29 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 856
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    War Deg Deg Ah: Nelson Mandela Oo Goor Dhawayd Geeriyooday Daawo Madaxweyne Jacob Zuma Oo Shaacinaya Dhimashadiisa

    Cape-Town, (Xogreebnews/Agencies):- Madaxwenaha Dalka Koonfur Afrika Jacob Zuma ayaa shaaca ka qaaday in goor dhawayn uu geeriyooday, hogaamiyihii la dagaalanka midab kala sooca dalkaas, ahaana madaxwenihii hore ee dalka Koonfur Afrika

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Cape-Town, (Xogreebnews/Agencies):- Madaxwenaha Dalka Koonfur Afrika Jacob Zuma ayaa shaaca ka qaaday in goor dhawayn uu geeriyooday, hogaamiyihii la dagaalanka midab kala sooca dalkaas, ahaana madaxwenihii hore ee dalka Koonfur Afrika Madaxwenaha Dalka Koonfur Afrika Jacob Zuma ayaa shaaca ka qaaday in goor dhawayn uu geeriyooday, hogaamiyihii la dagaalanka midab kala sooca dalkaas, ahaana madaxwenihii hore ee dalka Koonfur Afrika



Cape-Town,Madaxwenaha Dalka Koonfur Afrika Jacob Zuma ayaa shaaca ka qaaday in goor dhawayn uu geeriyooday, hogaamiyihii la dagaalanka midab kala sooca dalkaas, ahaana madaxwenihii hore ee dalka Koonfur Afrika Nelson Mandela oo shan iyo sagaashan jir ahaa.

Madaxweynaha ayaa geeridan ku tilmaamay mid naxdin leh, ahna geeri nin culusi kaga baxay dalka Koonfur Afrika, Nelson Mandela oo 95-jir ahaa, waxa uu ahaa hogaamiyihii ururkii la dagaalanka midab kala sooca ee dalkaas (ANC), waxaanu muddo hal term ah dalkaas ka noqday madaxweyne dib u mideeyay shacbigiisa.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured