Sanad Guurada Koowaad ee Ka Soo Wareegtay Maalintii Ciidamada Boolisku Ay LaayeenQaar Ka Mid Ah Taageerayaasha Urur Siyaasadeedka Xaqsoor iyo FariintaGuddoomiyaha Ururkaasi Uu Ku Soo Beegay

0
Friday December 06, 2013 - 10:53:37 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 690
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sanad Guurada Koowaad ee Ka Soo Wareegtay Maalintii Ciidamada Boolisku Ay LaayeenQaar Ka Mid Ah Taageerayaasha Urur Siyaasadeedka Xaqsoor iyo FariintaGuddoomiyaha Ururkaasi Uu Ku Soo Beegay

    Hargeysa(Xogreebnews) Guddoomiyaha Urur Siyaasadeedka Xaqsoor Mujaahid Xasan Ciise Jaamac, ayaaguud ahaanba shacabka reer Somaliland, eheladii ay ka dhinteen iyotaageereyaasha urur siyaasadeedkaasi ka tacsiyadeeyay sanad guuradii Koowaad eeka soo war

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa(Xogreebnews) Guddoomiyaha Urur Siyaasadeedka Xaqsoor Mujaahid Xasan Ciise Jaamac, ayaaguud ahaanba shacabka reer Somaliland, eheladii ay ka dhinteen iyotaageereyaasha urur siyaasadeedkaasi ka tacsiyadeeyay sanad guuradii Koowaad eeka soo wareegtay Maalintii ay geeriyooday qaar ka mid ah taageereyaasha urursiyaasadeedkaas Sanad Guurada Koowaad ee Ka Soo Wareegtay Maalintii Ciidamada Boolisku Ay LaayeenQaar Ka Mid Ah Taageerayaasha Urur Siyaasadeedka Xaqsoor iyo FariintaGuddoomiyaha Ururkaasi Uu Ku Soo Beegay

Hargeysa(Xogreebnews) Guddoomiyaha Urur Siyaasadeedka Xaqsoor Mujaahid Xasan Ciise Jaamac, ayaaguud ahaanba shacabka reer Somaliland, eheladii ay ka dhinteen iyotaageereyaasha urur siyaasadeedkaasi ka tacsiyadeeyay sanad guuradii Koowaad eeka soo wareegtay Maalintii ay geeriyooday qaar ka mid ah taageereyaasha urursiyaasadeedkaas oo banaan bax salmi ah ku muujinayay sida ay uga xun yihiinnatiijadii ay ku dhawaaqeen guddida doorashooyinka Somaliland.

Waxauu ugu baaqay taageereyaasha Urur siyaasadeedkaasi in ay u dhabar adaygaan intauu xaqu ka imanayo, balse ay ku dedaalaan sidii ay qaranimada Somaliland ugufaro adaygi lahaayeen.

Sidaasnawaxa uu ku sheegay mar uu khadka telefoonka goor dhaweyd kula soo xidhiidhayshabakada Caalamiga ah ee Hadhwanaagnews, waxaanu hadalkiisa ku bilaabay sidan

Mantawaxa ay ku beegan tahay ku dhawaaqadii doorashooyinkii Golaha deegaanka ee




laguboobay Xaqsoor, ka dib markii la yidhixogtii degmada Axmed Dhagax ayaa laga waayay Computerkii lagu kaydiyay, burritoay bishu tahay 6-na hadii hadii alle idmo waxa weeyaan sanad guurada dilkiibadheedhka ahaa ee dhalinyaradii aan hubaysnayn ee xaqsoor allah ha u wadanaxariisto.

Waxauu dhambaal tacsi ah u diray alle ha u naxariistee Eheladii ay ka baxeen dadkiiku dhintay rasaastaasi ku dhimatay iyo guud ahaanba shacabka reer Somaliland,waxaanu yidhi ?Waxa aan tacsiyadaynayaa, xubnaha iyo taageerayaasha xaqsoor iyoreer somaliland oo dhan, arrintaas iyo dulmigaas doorashooyinkii golahadeegaanka iyo dilkaa dhalinyaradaa aan hubaysnayn ee mudaharaadka salmiga ahdhigayay loo geystay.

Waxaaan xasuusinayaa Reer Xaqsoor oo dhan barigooda, Galbeedkooda iyo Dhexdoodabain xaqa uuni uu guulaysan doono hadii alle yidhaahdo oo loo adkaysto oo loosamro hadii alle yidhaahdo, Baadilkuna uu guul daraysan doono hadii alleyidhaahdo, balanteenu waxa ay tahay in aynu dedaalkii wadno in aynu cadaalad kusoo dabaalno hadii alle yidhaahdo arrimaha Somaliland, xaga siyaasada iyodhinac kastaba? ayuu yidhi




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured