Xukuumada Siilaanyo oo 4 Suxufi u dirtay Rumaan. Xukuumada Siilaanyo oo 4 Suxufi u dirtay Rumaan iyo Qol Aan Nadaafadiisu Wanaagsaneyn oo Lagu Xidhay .

2
Thursday December 05, 2013 - 21:30:37 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 833
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xukuumada Siilaanyo oo 4 Suxufi u dirtay Rumaan. Xukuumada Siilaanyo oo 4 Suxufi u dirtay Rumaan iyo Qol Aan Nadaafadiisu Wanaagsaneyn oo Lagu Xidhay .

    Hargeysa(Xogreebnews) Makamada Gobolka Hargeysa ayaa Maanta Ruman 7Cisho ah u dirtay koox Suxufiyiin ah oo ay Xukumada Madaxweyne Siilanyo dhawaan xidhay,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa(Xogreebnews) Makamada Gobolka Hargeysa ayaa Maanta Ruman 7Cisho ah u dirtay koox Suxufiyiin ah oo ay Xukumada Madaxweyne Siilanyo dhawaan xidhay, Hargeysa(Xoriyonews) Makamada Gobolka Hargeysa ayaa Maanta Ruman 7Cisho ah u dirtay koox Suxufiyiin ah oo ay Xukumada Madaxweyne Siilanyo dhawaan xidhay, Suxufiyiintan markii la xidhay ayaa waxay ku jireen hawlmaalmeedkooda shaqo kuwaasi oo duubayey banana bax ay sameynayeen Suxufiyiintaasi.

ss

Maxkamada ayaa aad loo adkeyey saaka waxana la moodeyey in koox aragixiso ah meeshaasi lagu xukumayo, Si kasta ahaateen Xadhiga jidhdilka iyo dhibaatada loogeysanyo suxufiyiinta ayaan ugu ku ahayn Somaliland iyada oo xukumada tallada haysaa cadeystay Xadhiga iyo bahdilada Suxufiyiinta.

ssffssss1



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured