Baaq Lagu Taageeray Shirka Talo Qaran Oo Ka Soo Baxay Dhalinyaro iyo Aqoon yahan Reer Hargeysa ah.

0
Thursday December 05, 2013 - 21:11:54 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 851
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Baaq Lagu Taageeray Shirka Talo Qaran Oo Ka Soo Baxay Dhalinyaro iyo Aqoon yahan Reer Hargeysa ah.

    Anagoo ah muwaadiniin u dhalatay Jamhuuriyada Somaliland ee xaqa ah , markaanu aragnay xaalada dalku marayo markaanu aragnay muhiimada iyo baahida loo qabo in laga doodo oo waliba si fiican wax layskaga waydiiyo waxyabaha ayka midka yihiin horumaka

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Anagoo ah muwaadiniin u dhalatay Jamhuuriyada Somaliland ee xaqa ah , markaanu aragnay xaalada dalku marayo markaanu aragnay muhiimada iyo baahida loo qabo in laga doodo oo waliba si fiican wax layskaga waydiiyo waxyabaha ayka midka yihiin horumaka dalka sida caafimaadka, wax barashada, biyo ah, abaaraha soo noqnoqda ,beeraha horumarintooda, musuqmaasuqa baahsan ee waliba cilmiyaysan Baaq Lagu Taageeray Shirka Talo Qaran Oo Ka Soo Baxay Dhalinyaro iyo Aqoon yahan Reer Hargeysa ah.

Anagoo ah muwaadiniin u dhalatay Jamhuuriyada Somaliland ee xaqa ah , markaanu aragnay xaalada dalku marayo markaanu aragnay muhiimada iyo baahida loo qabo in laga doodo oo waliba si fiican wax layskaga waydiiyo waxyabaha ayka midka yihiin horumaka dalka sida caafimaadka, wax barashada, biyo ah, abaaraha soo noqnoqda ,beeraha horumarintooda, musuqmaasuqa baahsan ee waliba cilmiyaysan, waxyaabaha Jamhuuriyada Somaliland ka hortaagan aqoonsi caalamiya, ganacsiga , iyo waxyaabo badan oo ayka midtahay uguna mihiim santayay isku duubnida iyo ka shaqaynta wanaaga is jeclaan shaha shacabka ku wada dhaqan dalka jamhuuriyada somaliland ee uu waliba mideeyay wada dhalashada iyo diinteena suuban ee islamku . sidaa daraadeed waxaanu si cad u taageeraynaa shirka dood qaran ee ay ku baaqeen xusbiyada qaran ee Ucid iyo Wadani islamarkaana uu taageeray madasha wadatashigu


1. Eng C/fatah Cumar Axmed
2. Eng C/nasir Harun Habane
3. Eng Cisman Axmed Cisman
4. Eng Guuleed kaysar huseen
5. Aqoonyahan yuusuf maxamed cumar(unio)
6. Aqonyahan kaamil Ismaaciil jaamac
7. Aqonyahan mustafe cali aadan(shiine)
8. Eng maxamed c/laahi maxamed
9. Eng C/raxmaan yuusuf c/laahi
10. Eng guuleed yuusuf kaahin


Ilaahay baa mahad leh



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured