Wariye maslax salebaan sidde {koronto}ayaa ka dhiidhiyay xadhiga 4 wariye oo shalay lagu xidhay magaalada hargaysa

0
Wednesday December 04, 2013 - 17:24:31 in Maqaallo by Super Admin
  • Visits: 1175
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wariye maslax salebaan sidde {koronto}ayaa ka dhiidhiyay xadhiga 4 wariye oo shalay lagu xidhay magaalada hargaysa

    Wariye maslax salebaan sidde{koronto}

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wariye maslax salebaan sidde{koronto}
Wariye maslax salebaan sidde {koronto}ayaa ka dhiidhiyay xadhiga 4 wariye oo shalay lagu xidhay magaalada hargaysa

Wariye maslax salebaan sidde{koronto}oo ka tirsan warbaahinta madaxabanaan ee ka hawl gasha g/saraar ahna uqaabilsinaha tvga

Wariye maslax salebaan sidde{koronto}oo ka tirsan warbaahinta madaxabanaan ee ka hawl gasha g/saraar ahna uqaabilsinaha tvga caalamiga ah ee somalichannel g/saraar oo nuqul qoraala ah saaka soo gaadhsiiyay xafiiska war qabadka shabakada caalamiga ah hadhwanaagnews ayaa waxa uu xukuumada s/land ku eedeeyay xadhiga 4wariye oo manlintii shalay ciidanka bilaysku ee magaalada hargaysa uu xabsiga u tabaaxay waqti ay





wariyaashu mudahaaraadsanaayeen waxaanu nasiib daro ku tilmaamay in xukuumadu ay si cad ugaadhsato saxaafada madaxa banaan islamarkaana ay caadaysatay cabudhinta iyo caga juglaynta ay saxaafada xortaa ay kula kacayso waxaanu yidhi



Waxa nasiib daro iila muuqata cabudhinta saxafada badaxabanaan ay xukuumadu baryahan danbe kula kacayso waxaana xusid mudan waqtigii ay xukuumadu u cidhba taaganaysay sidii ay xilka u qaban lahayd in ay ku dheeraan jirtay taageerida saxaafada iyo kobcinta xoriyatul qawlka

Taas oo ay saxaafadu ugu hiilisay islamarkaana ay halgan dheer u gashay sidii ay xukuumada maantu u qaban lahayd hogaanka dalka balse wixii ay xukuumadu u balan qaaday saxaafada ee ay ku eedayn jirtay xukuumadii ka horeysay ayaa waxa ay noqotay hal bacaad lagu lisay islamar ahaantaana ka dustay luuqii hore ee ay caadaysteen xukuumadihii hore waxaan leeyahay wax kastaa waxa ay leeyihiin qodob jideeya oo lagu dhaqmo markaa saxaafadu waa tiirka koowaad ee horimarka wadan ku faano balse waxaan u arkaa arinkan ay xukuumadu door biday in ay tahay anaga na daba socda oo malaa xakuumadu waxa aanay kala saari karin saxaafada inta ay gacanta ku hayso iyo takamadaxbanaan

Waxaan ugu baaqayaa dhamaan saxaafada xortaa in ay iskaashadaan soljana ku dadaashao sidii ay saxaafada xortaa walaalo uga dhigi lahayd


Wariye maslax salebaan sidde{koronto}

Caynaba / Saraar / Somaliland



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured