Faallo Gabiley ma VISA loo qaataa (Amina Werisna waxaan leeyay walee waad iska qaseysaaye Khadija Macalin Afadii Afweyne cidina kama xoog weyneen)

0
Wednesday December 04, 2013 - 17:16:25 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 709
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Faallo Gabiley ma VISA loo qaataa (Amina Werisna waxaan leeyay walee waad iska qaseysaaye Khadija Macalin Afadii Afweyne cidina kama xoog weyneen)

    Haregysa(Xogreebnews)-Subxaan… Waa wax aad looga xumaado in isbaaro yinkii faqash ta oo kale maanta la istic maalo oo loo diido muwaadiniin in ay galaan magaalada Gabiley. Shuucigii burburay ayaan dadku magaalo u bixi kari jirin ilaa uu warqad

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Haregysa(Xogreebnews)-Subxaan… Waa wax aad looga xumaado in isbaaro yinkii faqash ta oo kale maanta la istic maalo oo loo diido muwaadiniin in ay galaan magaalada Gabiley. Shuucigii burburay ayaan dadku magaalo u bixi kari jirin ilaa uu warqad fasax soo qaato. Iminka oo aynnu mareyno 2013 na Gudoomiyihii Faallo Gabiley ma VISA loo qaataa (Amina Werisna waxaan leeyay walee waad iska qaseysaaye Khadija Macalin Afadii Afweyne cidina kama xoog weyneen)


Haregysa(Xogreebnews)-Subxaan… Waa wax aad looga xumaado in isbaaro yinkii faqash ta oo kale maanta la istic maalo oo loo diido muwaadiniin in ay galaan magaalada Gabiley. Shuucigii burburay ayaan dadku magaalo u bixi kari jirin ilaa uu warqad fasax soo qaato. Iminka oo aynnu mareyno 2013 na Gudoomiyihii

UCID wefti uu hogaaminayo ayaa loo diidey Gabiley in ay galaan. Sababtuna tahay Dumar jaafaa jirqey oo ay marwada madaxweynuhu xaga danbe ka riixeysey. Amarkaa waxa bixiyey Amina Weris in aanay Jamaal iyo Fadumo Siciid oo wada socdey aanay Gabiley gelin… Taa macna heedu wuxuu yahay in dumarka shanta ah ee madaxtooyada fadhiyaa ay talo weyn ku leeyiin maamulka dalka.


Hadaba Silaanyo meesha wuu ka baxsanyey oo awood uu ooridiisa ku joojiyo malaha iyana sidey wax wadaa waa tabtii laga dagaalamay ee laga diidey Afweyne ee Shicibku ha ogaado xaalka dalku halka uu maraayo.

Weynnu aragnaa ninkii gacanta lagu dhigey ee hubaal xabadaha ku ridey in la soo daayey uu suuqa jooga. Weriyayaasha la xidh xidhaayo ayaa iyana dadka amakaag ku reebey.

Isku soo xoori oo Somaliland cida ka talisa ha la ogaado hana laga diido amar ku taag leyntan joogtada ah.

Amina Weris na waxaan leeyey walee waad iska qaseysaa in aanad waxba korodhsan ee waxaad ku fiicantey xafladaha madaxtooyada ka qabsooma habeenkii ee lagaga ciyaaro heesta Farxiya Fiska ee tidhaa Wadnahay dhag lee dhag dhag. Khadija Macalin afadii afweyne cidina kama xoog weyneen basaq basaqdii ka dhacdey markii shicibku gadoodeyna weynnu wada ogeyn. Amina hadii uu odeygu hawl gab noqdey oo iyadu dalka ka taliso ha ogaato falakan ay wadaa in ay iyada ka dhan noqon doonaan.

Abdi Mustafa



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured