Isbarbar dhiga labadii maayar ee ukala danbeeyay xilka golaha deegaanka degmada bebera

0
Wednesday December 04, 2013 - 16:56:49 in Maqaallo by Super Admin
  • Visits: 1249
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Isbarbar dhiga labadii maayar ee ukala danbeeyay xilka golaha deegaanka degmada bebera

    Waxaan halkan bulshada ugu iftiiminaynaa is barbar dhig aanu ku samaynayno labadii maayir ee u kala danbeeayay magaalada berbera .sida ay shaqada ku ahaayeen iyo shaqsiyadoodi iyo waliba dareenka bulshdu ka qabto

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaan halkan bulshada ugu iftiiminaynaa is barbar dhig aanu ku samaynayno labadii maayir ee u kala danbeeayay magaalada berbera .sida ay shaqada ku ahaayeen iyo shaqsiyadoodi iyo waliba dareenka bulshdu ka qabto

Isbarbar dhiga labadii maayar ee ukala danbeeyay xilka golaha deegaanka degmada bebera

ttWaxaan halkan bulshada ugu iftiiminaynaa is barbar dhig aanu ku samaynayno labadii maayir ee u kala danbeeayay magaalada berbera .sida ay shaqada ku ahaayeen iyo shaqsiyadoodi iyo waliba dareenka bulshdu ka qabto

Waxa aynu halkan ku eegaynaa maayarkii hore ee golaha deegaanka bebera cabdale maxamed carab ‘ cabdale sandhere mudadii dheerayd ee uu xilka maayarnimo uhayay golahiisa deegaanka iyo bulshada reer bebera kartidiisii’ daacadnimadiisi’hogaan kiisii suubana iyo dardar gelinta hawlaha shaqo ee dawlada hoose. sida uu ku ahaa ee uu bulshada ugu wada adeegijiray waxaana dadka reer bebera markasta ku xusuustaan wax qabadkiisii baaxada lahaa waxana kow ka ah wadooyin tiro belay oo uu kasaaray dhamaan xaafadaha ay ka koobantahy magaalada bebera kuwaasi oo si tayole uu udhisay’waxa kale oo aan indhaha laga qarsan Karin garoonka wayn ee lagu ciyaaro kubada cagta oo ay ku baxday lacagta aadka ubadani oo uu hirgelyay ‘ taasina ay siisay bilad geesinimo waxa kale oo lagu xasuusankaraa balaadhinta magaalada bebera isagoo toonbalayno kasaaray dhamaan dhinacyada ay magaaladu ufidayso ‘ taasina ay keentay inay magaaladu balaadhato ‘ qurux badatana ‘ dib u hagaajinta sariibadaha iyo kawaanada xoolaha lagu qalo hadaba kuma soo koobi karno wax qabadka cabdale halkan hadii aynu isnidhaahno soo kooba’masoo koobikarno waxqabadka oo kelya balse waxa uu dardar gelin jiray dhaaman adeegyada bulshada iyo ugargaarida dadka jilicsan amaba tabaalaysan “

Hadaba waxa taa bedelay ka dar oo dibi dhal iyo maamul xumo baahday waxaana taa loo aanaynayaa maayarka oo shaqdani kubalaadhatay amaba khibrad buuxda ulahayn shaqada golaha deegaanka taasina keentay ina uu ku dhex hafto waxana taasi kow ka ah iyada oo golaha uu maamulaa aanay habayaraatee isku salbanaanayn oo ay laba ukal qayb sanyahiin halkaasina ay caqabadi ka taagantahy’ waxa kale marka aad gasho gudaha dayrka dowlada hoose aad halkaa ku arkaysaa boqolaal dada oo hortuban xafiiska maayarka halkaasina ayku caajisaan dadku marka danbena uu kaga rawaxo maayarku dadkaasina dhamaantood ay ubaahanyahiin adeega kala duwan ee ay uqabato dadwayna reer bebera dowlada hoose ‘ waxa kale oo uu maayarku ku caanbaxay ina saxaafada madaxa banana ee ka howlgasha gobolka saaxil cabudhiyo si aanay fadeexada dul hoganaysa iyo dhaliilaha uu leeyahay aanay usheegin ‘ waxa kale oo taa kasii daran meelahii uu ku qornaa astaamahii madaxwaynahii hore mudane Maxamed Xaaji Ibraahim Cigaal uu sawiradisii ka tirtiray taasina ay inbadan dadka reer bebera iswaydiiyaan sababta looga jaray ‘ madaama uu ahaa aabahii soomaliland ee dhidibada utaagay xornimada ay soomaaliland ku faanayso’ dhanka kale fadeexada iyo fashilaadaha dul hoganaaya dowlada hoose ayaa aan lasoo koobi Karin waxaana uu maayarku bilaabay mashaariico farabadan kuwaasi oo aanay badankodu hirgelin maadama aanu maayarku kafiirsan howsha shaqo ee uu gelaayo marka uu bilaabayo howla’ waxa kale oo uu maayarku bilaabay olole ka dhan ah ina uu yidhaahdo waxa aan wadooyin ka saarayaa xaafada uu kuyaalo

gurigiisa taasina ay keentay ina uu doonaya oo keliya sidii wado uu umaro gurigiisa ugu gogol xaadho halkaana reero danyar ah ku guryo beelaan dadkaasina loo raraayo meel ka fog magaalada isla markaasina aan lahayn biyo iyo laydhtoona waxaana maamul xumadni ay ka marag kacaysaa xaalada sariibada cuntada iyo khurada lagu iibiyaa ay ku sugan tahay taasi oo marka aad gaasho dhexdeeda aad ku arkayso xashiish is dulbuuxsamay duqsi farabadana uu ka dhashay maadaama ay tahay xilgii roobka ‘ Hadaba waxaasi aynu kor kusoo sheegnay marka laga yimaado waxa maayarkan lagu keenay kursigan uu ku fadhiyo dagaal farabadan oo ay ugaleen gudida dan iyo duco oo geed dheer iyo mid gaabanba ufuulay sidii ay ukeeni lahaayeen aakhirkiina ay ku guulaysteen iyaga iyo badhasaabkii hore ee ramaax oo isagu kuba waayay kursigiisii waxaana taabedeshay ina uu maayarku sidhibyar uqaado laydha kulmiye looguna lulo caleemaha xisbigaasi aakhirkiina uu ku biiray xisbiga kulmiye waxaana dadka reer bebera ee uu maayarka uyahay marka aad wax ka waydiiso ku biiritaankan maayarka ee xisbigaasi ayaa arintaasina ay u arkaan ina uu kursiga ku ilaashanaayo oo keliya

Weriye c/raxmaan maxamed cige

Bebera office




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured