Ma Dhabaa Inuu Xadhkaha Soo Goostay Libaaxii Wasiir Waran-cadde Iyo Werwerka Shacabka Reer Hargeysa La Soo Darsay Labadii Habeen Ee U Dambeeyey.

0
Monday December 02, 2013 - 20:26:04 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 850
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ma Dhabaa Inuu Xadhkaha Soo Goostay Libaaxii Wasiir Waran-cadde Iyo Werwerka Shacabka Reer Hargeysa La Soo Darsay Labadii Habeen Ee U Dambeeyey.

    Hargeysa (xogreebnews.com-- Dadweynaha reer Hargeysa, ayaa si weyn isula dhexmaraya hadal hayntiisa soo goosasho uu xadhkaha soo goostay mid ka mida Libaax-yadda uu leeyahay Wasiirka arimaha guddaha ee Somaliland Md Cali Maxamed Waran-cadde ee ku xar

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa (xogreebnews.com-- Dadweynaha reer Hargeysa, ayaa si weyn isula dhexmaraya hadal hayntiisa soo goosasho uu xadhkaha soo goostay mid ka mida Libaax-yadda uu leeyahay Wasiirka arimaha guddaha ee Somaliland Md Cali Maxamed Waran-cadde ee ku xaraysan beerta uu ku leeyahay bariga magaalada Hargeysa. Hargeysa (xogreebnews.com-- Dadweynaha reer Hargeysa, ayaa si weyn isula dhexmaraya hadal hayntiisa soo goosasho uu xadhkaha soo goostay mid ka mida Libaax-yadda uu leeyahay Wasiirka arimaha guddaha ee Somaliland Md Cali Maxamed Waran-cadde ee ku xaraysan beerta uu ku leeyahay bariga magaalada Hargeysa.
Waxa ugu badan ee ay dadweynaha reer Hargeysa hadal hayeen tan iyo shalay, ayaa ah soo goosashada Libaaxan oo halis ah, isla markaana muddo dhowr sanno ka hor ku cunay magaalada Hargeysa gabadh mar uu sidan oo kale uga soo fakaday beerta xayawaanaadka ee lagu xanaaneeyo..

Goobaha ay iskugu yimaadaan dadweynaha reer Hargeysa, ayaa ku sheekaysanaya, isla markaana si weyn u hadal haya soo baxsashada Libaaxan oo ay xusuusan yihiin gabadhii uu cunay waloow uu gacantiisa ku dilay wakhtigaa kii cunay inanta Wasiir Waran-cadde. Waxaana shacabku ka werwersan yihiin, gaar ahaan wakhtiyada habeenkii inuu dadka ku laayo magaalada hadii ay run tahay oo uu ka soo baxsaday beertii lagu xanaanayey.
Warkan si aanu ogaano inuu dhab yahay jiritaankiisu, ayaanu isku daynay oo aanu la xidhiidhnay Wasiir Cali Waran-cadde. Balse taasi noomay suurto galin ka dib markii uu Wasiirka telefoonkiisa gacantu uu xidhnaa
.
cource qumannews.com


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured