Wasiirka Duulistu Oo Musuq-masuqi Ku Darsaday Qabyaalad Badheedh Ah:

0
Monday December 02, 2013 - 15:08:41 in Maqaallo by Super Admin
  • Visits: 1141
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasiirka Duulistu Oo Musuq-masuqi Ku Darsaday Qabyaalad Badheedh Ah:

    Hargeisa(xogreebnews.com-wasiirka wasaradda duulista maxamuud xaashi cabdi iyo hawada ayaa cadaystay in u si badheedh ah, u ula dhaqmo qar ka mid ah bulshada Somaliland

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeisa(xogreebnews.com-wasiirka wasaradda duulista maxamuud xaashi cabdi iyo hawada ayaa cadaystay in u si badheedh ah, u ula dhaqmo qar ka mid ah bulshada Somaliland

Hargeisa(xogreebnews.com-wasiirka wasaradda duulista maxamuud xaashi cabdi iyo hawada ayaa cadaystay in u si badheedh ah, u ula dhaqmo qar ka mid ah bulshada Somaliland gaar ahaana deegaanka saaxil,waxaanu wasiirki xasuusan yahay godob u wakhti laga joogo 12 sanno ka hor xasuus ku reebtay oo la sheegay in ka tirsaanayo alle naxariisti haka waraabiyee maxamed xaaji ibraahin cigaal, kasoo ahaa Usaama,taaso sidaa xoggo ku dhow-dhow wasiirku sheegen,hadh-iyo habeen lasoo taagan yahay hal kaad ku araagtaan qof reer saaxil ahwaxaa jooga qof xaasid ahwaxaa iyaan markhaati ka ah maalinti u soo degaayay gudoomiyaha xisbiga Ucid faysal cali waraabe u wasiirku ku balaamiyay askarta in anay soo deyn madaxda sare xisbiga ucid oo u hoggaaminaayo musharax xisbiga .

Dhanka kale wasiirka duulista waxaa u gabi-ahaanba shaqooyinka ka caydhiiyay dadka kasoo jeeda deegaanka saaxil asaago kuwii u ugu yimmi ee shaqaalaha ahaa kana hawl-galaayay madaar ka Berberaiyo Harageisa u gaabi ahaanba ka joojiyay shaqooyinkii,waxaanu si b

adheedh ah ugu beddeley kuwo ay juufo yihiin wasiirka oo cadaystay qabyaalada u immika bil walbaa u qorto ku cusub oo ay reernimo u ku xulaanaayo,Maxamuud Xaashi waa wasiir lagu tiriiyo in u yahay shiikhsi an lahay aqoon iyo xirfad marka laga reebo inuu yahay qab-qable af-maxaafsada magaaca beeleed wuxuuna ahaa mid ay mar-walba madaxmartay cunsuuriyaad qabyaaladeed.

Hadaba waxaa jiraa dalliilooyin cad-cad oo kasoo baxaaya madaarka berbera oo u hadda wasiirka ka faaruuqiiyayin ay ka shaqeeyaan dadka deegaankaasi madaarkaas ,waxaanu si badheedh cad u qortaa shaqaale kasoo jeeda beesha u wasiirku yahay.

Waxaa kaloo jiraa musuq-maasuq wasiirku ku kacay mudaadi uu xilka hayay asaago meelo badan uga soo wareegay sidii uu lunsan saday iyo marxaaladiihi u soo maray.

1.Halkay martay lacagtii maaaradu


2. Maxay usoo mari wayday qasnada dawladadeeqdii kuweyt
3. Waxaanay ugu jirin Budgetka dawalada ee aanu wasiirka maaliayaddu wax war ah uga hayn.
Markii comapanigii Adam Smith uu dhamaystay hawshii qalabaynta airpordhada iyo tababarkii shaqaalaha, waxaa hawshaa gacanta ku dhigay oo la hoos keenay hawshii securiga airpordhada Hargeisa iyo Berbera madaxtooyada waxaana gacanta ku dhigay marwada madaxwaynaha, , markiiba kasoo wareejisay oo uga yeedhay wadanka Engriiska gaar ahaan Xaafada West London inan ay habaryar u tahay oo magaciisa la yidhaahdo Guled Shire, kanasoo jeeda deegaan ahaan gobolka Sool kadibna
Guled Shire waxay marwada madaxtooyadu Aamina Weris masuul uga dhigtay mashruucaas iyo companigaas inuu gacanta ku dhigo oo uu maamulo si aanay sheekadu u fashilmin waxay la shaqaalaysiisay nin cadaan oo la’yidhaahdo Dan Jarmam ah oo ku metelaya inuu companiga Adam Smith International ka masuul yahay qaabilsana ilaalinta qalabka iyo wixii tababar ah ee loo baahanyahay, halka Guled uu qaabilsan yahay xaga dhaqaalaha oo hoos imanaysa madaxtooyada, taas oo kuu cadaynaysa dhamaan su aalaha aynu kor kusoo xusnay oo ah la soco…
Qalinkii

Siciid Guuleed Daahir

Hargeisa/Somaliland



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured