Ilaa Inta Dalka Somalia Ka Aqoonsanayo Passportka Somaliland, Koogana lagama aqoonsanayo Somaliland

0
Sunday December 01, 2013 - 19:32:10 in Maqaallo by Super Admin
  • Visits: 1127
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ilaa Inta Dalka Somalia Ka Aqoonsanayo Passportka Somaliland, Koogana lagama aqoonsanayo Somaliland

    Somaliland waxba kuma waayayso joojinta Paspportka Somalia, waxay sii xoojjinaysaa qadiyada Somaliland. Ninka la yidhaa Cabdillahi Gaafow

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Somaliland waxba kuma waayayso joojinta Paspportka Somalia, waxay sii xoojjinaysaa qadiyada Somaliland. Ninka la yidhaa Cabdillahi Gaafow Waxan halkan hambalyo uga dirayaa Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland, Hawl karnimadiisa iyo Wadinayadiisa awgeed. Waxa kale oo aan ku hambalyaynayaa Inuu inaga joojiyay Passportka Dalka Somalia, madaama ay aqoonsan waayeen Passportkeena Somaliland. Waxanan leeyahay Wasiirka Arrimaha Gudaha waa inaan la ogolaan Passportka Dalka Somalia in lagu soo galo dalkeena, ilaa inta ay ka qoonsanayaan Passportkeena. "Nin ku yidhi Sinaan Mayno, Adiguna Diid Sarayntiisa"
Somaliland waxba kuma waayayso joojinta Paspportka Somalia, waxay sii xoojjinaysaa qadiyada Somaliland. Ninka la yidhaa Cabdillahi Gaafow ee Xukuma Laanta Socdaalka Somalia, waxan aragnaa isaga oo marwalba ka hanjabaya TVyada una hanjabaya Somaliland sidii ay tahay wax isaga hoos yimaada, caqli xumadiisa waa nin colaad raagtay u haya Somaliland, waxana kuu cadaynaysa sida uu xabsiyada ugu gurayo dadka u soo socdaalaya Somaliland, isaga oo la sheegay inuu ku eedeeyo inay yihiin Argagixiso oo kale dadka lagu arko Passporkii Cagaarnaa kaasi oo ahaa passportka qudha ee ay hore u wada lahaan jireen Somaliland iyo Somalia intii aanay Somaliland kala soo noqon Xoriyadeeda, balse loo ogolyahay inay Dadka reer Somalia ugu soo safraaan Somaliland.Dawlada Somalia weli waxay dabada haysaa hagaar daamooyinkii lagu yaqaanay Dawladii Siyaad Bare taasi oo ahayd sababihii ay Somaliland ugula soo noqotay Xornimadeedii. Somaliland marna ma aqoonsanayso Passportka Somalia ee gidaarada lagu sameeyo, kaasi oo ah xitaa mid amaanka Somaliland halis gelin kara hadii Somaliland ogolaato.

EYDU HA CIDO SAFARKUNA WUU SOCONAYAA SOMALILAND WILL MOVE ON RIGHT DIRECTION
LONG LIFE SOMALILAND
Yuusuf S. Wacays



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured