BAAQA CANBAAREYNTA DAGAALKA TALEEX

0
Sunday December 01, 2013 - 19:25:10 in Maqaallo by Super Admin
  • Visits: 1049
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    BAAQA CANBAAREYNTA DAGAALKA TALEEX

    Ururka Qareenada Somaliland (SOLLA), waxa ay aad iyo aad u canbaaraynayaan dagaalka aan macanaha ku dhisneyn ee dadka wax ma garadka ahi ka wadaan Taleex, taas oo ay ku dhinteen dad shicib ah, qaar kalena ku dhaawacmeen isla marklaasna ay ku baabe?ee

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ururka Qareenada Somaliland (SOLLA), waxa ay aad iyo aad u canbaaraynayaan dagaalka aan macanaha ku dhisneyn ee dadka wax ma garadka ahi ka wadaan Taleex, taas oo ay ku dhinteen dad shicib ah, qaar kalena ku dhaawacmeen isla marklaasna ay ku baabe?een hanti badani. Waxa Ururka Qareenada Somaliland (SOLLA), waxa ay aad iyo aad u canbaaraynayaan dagaalka aan macanaha ku dhisneyn ee dadka wax ma garadka ahi ka wadaan Taleex, taas oo ay ku dhinteen dad shicib ah, qaar kalena ku dhaawacmeen isla marklaasna ay ku baabe?een hanti badani. Waxa sidoo kale meeshaas ka dhacay barakac, waxa aanu ka codsanaynaa dadka ehelka ah ee dagaalamaya in caqligu taliyo oo aan aanay gacantu talin, sidoo kale waxa aanu ka codsanaynaa in sida ugu dhakhsaha badan loo joojoojiyo colaada.

Waxa kale oo aanu ka codsanaynaa in xukuumada, shacabka reer Somaliland iyo qurbo joogooduba ka qayb qaataan sidii taakulo loogu geyn lahaa dadkaas iyo sidii nabad loogu soo dabaali lahaa deegaankaasi.
Ugu danbayn dadka ku dhintay Alle waxa aanu uga baryaynaa in janadiisa fardowsa ka waraabiyo ehelkii ay ka dhinteena samir iyo iimaan ka siiyo. Kuwa ku dhaacamayna nabar gardaro Alla uga dhigo kana bogsiiyo.
AAMIIN?..AAMIIN?..AAMIIN
Garyaqaan Fawsi Macalin Yoonis
Gudoomiyaha Ururka Qareenada Somaliland (SOLLA)



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured