Saldhiga Qudhacdher Ma Waxa u Noqday Saylada Dadka lagu Iibiyo....??

0
Saturday November 30, 2013 - 08:09:33 in Maqaallo by Super Admin
  • Visits: 1343
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Saldhiga Qudhacdher Ma Waxa u Noqday Saylada Dadka lagu Iibiyo....??

    Waxa u sii yar u yidhi waxan xasusta in walalkay lagu dilay 1994-tii dagmada Too nee Duleedka Hargeysa Waa Taliyaha Saldhiga Dagmada Maxamuud Haybe oo Lagu Magacabo Axmed Dacawo oo Siyar oo lama filan ah hadalkasi uga soo baxay,waaxan moodayey in

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxa u sii yar u yidhi waxan xasusta in walalkay lagu dilay 1994-tii dagmada Too nee Duleedka Hargeysa Waa Taliyaha Saldhiga Dagmada Maxamuud Haybe oo Lagu Magacabo Axmed Dacawo oo Siyar oo lama filan ah hadalkasi uga soo baxay,waaxan moodayey in dalkan Dagaladi ka dhacay ee Sukeeye laga heshiyey. Waxase Nasiib daro ah in wali uu argoosi Reraysan u ku jiro waa nasibdaro kaliya oo Dagmada Maxamuud Haybe Haysata waxa Dagmooyinka kalehaysta nin Dadka madax dhaqameedka ah iyo Carurta Qalqaliyintaha kalagaranaya kana soo jeeda dagmadas u haysto
Hadaba Axmed Dacawo waaxa u sii Tacadi ah u soo ururiya caruurta aanqangadha ahayn oo u marka danbena maxkamadaha aanu gayn oo u walidkodasii arxan daro ah uga qado laacag gadhaysa 700 slsh (toddoba Boqol ookun ),waa u badhedhay waxanu ku jira halgan anay cidina ogeyn tallowtaliska guud ee cidanka iyo mamulka Wasarada Arrimaha Guduhu miyey ogyihin oo meeshaba Shabkad wada shaqaysanaysa aya ka jirta.

Waaxan sii aan waaxba loo kala qarsanayn u ugu haya oo horena logu soobadalay saldhigi kan ka horeyay dhacdo aad u fool xun waaxa u laheshiyey mid ka mida haweenki ku xidhna saldhiga hore loga soo badaloo u galab goor fiidku dhowyahay u la baxay kadibna u soo ceeliyeyaskarigi u laha gadhka saldhiga oo aha askari imanku u Qanjaha Buxoaya jojiyey oo ku yidhi war naga celi ruuxa oo halkad ka keentay geeisna waa u la dagalamay ila u askarigi u xabadeyey waxana dhacaday insidas lagu xidhay labadoodiba ka dib hadana dagmadan loo soo badalayAxmed Dacawo oo u imikana Joogo Dagmada Maxamuud Haybe.
Waa Nin wali ku jira Dagalki Sukeeye ee Dalkan laga soo dhamadayimikana u Argoynaya walalkisi ku dhintay Dagalki Madarka Dushisa kaDhacay ee 1994-ti Hadanu Taliyaha Cidanka Boliska Somaliland CabdilahiFadal Iiman Sii Dag Dag ahna waax uga Qaban waaxa ka salag lehDagmadas waax aan hore Dalka uga Dhicin.
Waaxan Indhahayga ku soo Arkay Carur sii araxan daro ah loo GaracayTacadi aan hore loo aragna loo gaysanyo oo aan Hadana Qan gadh ahaynoo ku jira in ka badan 14-cisho saldhiga Dagmada Maxamuud haybe, eeQudhac dher Waaxay Cood Dher Shacbiga Deegmadasi u Dirayan oo ayleyihin Sii Dagdag ah ha looga soo gadho Argoostaha jooga Saldhigasintanay Xumaan.

Cabdiraxiim Ismaaciil Cabdilaahi (Bidaar)Cabdiraxiim9909@gmail.comHargeysa Somaliland


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured