SHAQAALAHA WASARADDA MADAXTOOYADA OO TACSI U DIRAY WARIYAHA GAARKA AH EE MADAXWEYNAHA Cabdilaahi Cali Suudi oo ah (Camera-man) ka Madaxweynaha ama Sawir qaadaha gaarka ah ee dhinaca Tv-ga u qaabilsan madaxweynaha

0
Friday November 29, 2013 - 22:02:41 in Maqaallo by Super Admin
  • Visits: 1173
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    SHAQAALAHA WASARADDA MADAXTOOYADA OO TACSI U DIRAY WARIYAHA GAARKA AH EE MADAXWEYNAHA Cabdilaahi Cali Suudi oo ah (Camera-man) ka Madaxweynaha ama Sawir qaadaha gaarka ah ee dhinaca Tv-ga u qaabilsan madaxweynaha

    1. Wasiirka Madaxtooyada JSL Mudane, Xirsi Cali Xaaji Xasan 2. Af-hayeenka Madaxtooyada JSL, Mudane, Axmed Saleebaan (dhuxul) 3. Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada JSL, Mudane Xasan Cabdi Madar

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

1. Wasiirka Madaxtooyada JSL Mudane, Xirsi Cali Xaaji Xasan 2. Af-hayeenka Madaxtooyada JSL, Mudane, Axmed Saleebaan (dhuxul) 3. Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada JSL, Mudane Xasan Cabdi Madar 1. Wasiirka Madaxtooyada JSL Mudane, Xirsi Cali Xaaji Xasan
2. Af-hayeenka Madaxtooyada JSL, Mudane, Axmed Saleebaan (dhuxul)
3. Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada JSL, Mudane Xasan Cabdi Madar
4. Wasiiru-dawlaha Madaxtooyada JSL, Mudane Maxamed Muuse Abees
5. Wasiiru-dawlaha Arrimaha Bariga Mudane Cali Sandule
6. Xog-hayaha Gaar ah ee Madaxweynaha JSL, Mudane, Cali Axmed Cali
7. Agaasimaha Protocol-ka Madaxtooyada JSL Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Ibraahim (Saqadhi)

8. Agaasimaha Maamulka Shaqaalaha Madaxtooyada JSL Mudane, Maxamuud Cabdilaahi Xarbi
9. Agaasimaha Maamulka Xisaabaadka Madaxtooyada JSL Mudane Maxamed Xirsi Xasan (Digaale)
10. Xog-hayaha gaarka ah ee madaxweyne ku xigeenka JSL, Mudane, Cali Xuseen Nuur
11. Xoghayaha Xafiiska Afhayeenka Madaxtooyada JSL, Naasir Yuusuf Daahir
12. Taliyaha Ciidanka Ilaalada Madaxtooyada JSL, G. Faysal Kamiil Ciise
Dhamaan masuuliyiinta Madaxtooyada JSL, iyo shaqaalahoodu waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan Cabdilaahi Cali Suudi oo ah (Camera-man) ka Madaxweynaha ama Sawir qaadaha gaarka ah ee dhinaca Tv-ga u qaabilsan madaxweynaha oo walaalkii Maxamed Cali Suudi uu ku geeriyooday cusbitalka guud ee hargeysa 28/11/2013, marxuumka oo ahaa xoghayihii Gobolka buuloodle oo maalmahan u jiifay xanuunkan uu u geeriyooday.
Dhamaantood waxay ILLAAHAY uga baryayaa Marxuumka inuu naxariistii Janno ka waraabiyo, Qoyskii, Eheladii, Qaraabadii iyo Asxaabtii uu ka baxayna Samir iyo Imaan ka siiyo.
IN-NAA LILLAAHI WA IN-NAA ILAYHI RAAJICUUN



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured