Kulmiye Indho La”aantii Wuxuu Ku Darsaday Maamul Xummo Bahsan ,Milicso Doodi Qaran 2006 Ee Labada Xisbi

0
Thursday November 28, 2013 - 10:00:19 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 914
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Kulmiye Indho La”aantii Wuxuu Ku Darsaday Maamul Xummo Bahsan ,Milicso Doodi Qaran 2006 Ee Labada Xisbi

    Hargeisa(xogreebnews.com-Xukuumaddii ka dhalatay xisbiga kulmiye ayaa noqotay mid ilowday dariiqi ay hore usoo qaadi jirtay,xilligii ay ahaayeen mucaaridka kuwaaso ku tallaabsan jirtay falal anay u goolaan shurucda dalka

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeisa(xogreebnews.com-Xukuumaddii ka dhalatay xisbiga kulmiye ayaa noqotay mid ilowday dariiqi ay hore usoo qaadi jirtay,xilligii ay ahaayeen mucaaridka kuwaaso ku tallaabsan jirtay falal anay u goolaan shurucda dalka

Hargeisa(xogreebnews.com-Xukuumaddii ka dhalatay xisbiga kulmiye ayaa noqotay mid ilowday dariiqi ay hore usoo qaadi jirtay,xilligii ay ahaayeen mucaaridka kuwaaso ku tallaabsan jirtay falal anay u goolaan shurucda dalka u yaalla.markay tallaada wadan ka qabteen xubno u hogaaminaayo madaxweyne siilaanyo ayaa waxaa is bedeley dhammaanba araagoodi ay markii hore ay wax ku bidhaamin jireen ay iska bixisay xukuumadii ka horreysay ee UDUB taaso sabab tay inaay iyaaguna laba u kala jaban, waxana marki u KULMIYE dalka qabsadayba ay la kuw-sadeen in ay iyaagu isku mucaaridan kaddib marku madaxweyne siilaanyo soo saaray liisku u horreeyay ee dhismaha xukuumadiisi oo aha liiska golaha waiirada kuwaaso ay dadku u arkaayeen inay dhinac ka raaran tahay.

Wajiigi labaad ee dhismaha xukuumadda ayaa isna noqday mid laga tirsaday caddaalad darro ka daran tti markii hore laga tabayay ,madaxweyne siilaanyo markii u soo saaray dawlad sad-buursiimo tan dhaafisay ayuu haddana waxaa u sammeeyay xilal ku cusubaa dalka kuwaaso u magacaabay xubno ay isku reer yihiin oo u kow ka ahaa wasiirka madaxtooyada Xirsi Cali Xaaji Xasan xilki xubintaasi waxaay noqotay mid ay si weyn uga soo horjeesteen xubnihii iyaagu ka hadhay xilalka KULMIYE iyo walibaa shacab reer Somaliland oo an wali u baran xilkaaso kale.

Tan maanta taagani waxaay dalka soo martay wakhti u wadan ka talin jiray nadaam degan oo u hogaamin jiray madaxweyne DAHIR RAYAALE KAAHI, kasoo ahaa mid qunyar socod ah,

Waxaanay wadan isu bahaystay laba xisbi oo mucaarid ahaa iyaadoonay dawladi ku sammayn wax faro-gelin ah waxaanu wadan ku ahaa mid degan xagga nabada waxanay asxaabtu ku baqeen in la qabto dood qaran taaso, ay sheegen in lagaga arrin-sanaayo ayaaha dalka waxaana dhacday doodaas oo ay dawladuuna anay ku samay wax dhibaato ah waxaayna sugtay amniga goobta u ka dhacaayo shirka dooda qaran, waxana si nabad gelyo ah u qabsoontay dooda qaran oo ay hogaaminayaan madaxweyne siilaanyo oo ahaa wakhtigaas gudoomiha xisbiga KULMIYE iyo Eng faysal cali waraabe oo isna ahaa gudoomiyaha xisbiga UCID waxanay kasoo saaren qodobo ay ku sheegen in ay wadan ka badbaadinayaan waxaanay u dhignaayeen sidan

1-Doorashooyinka soo socda lagu qabtaa xilligoodii, xukuumadduna diyaariso wixii ay u baahan yihiin adeeg, dhaqaale iyo qabanqaabo. Xisbiyada siyaasiga ah waa in ay si aan nasasho lahayn u daba-galaan sidii ay u qabsoomi lahaayeen doorashooyinkaasi.

2 Waxa shirka ka soo baxay in Guurtidu ku timaaddo doorasho sida distoorku qorayo.

3 Sidaa daraadeed, waxa la soo jeediyey in doorashada Guurtida lagu beego tan goleyaasha degaanka.


4-In loo ololeeyo sidii dalka loogu soo dabbaali lahaa sharciyadda iyo distoorka, lagulana xisaabtamo Madaxweynaha ilaalinaya iyo hirgelinta shuruucda dalka. Madaxweynuhu wuxuu ku fadhiyaa sharciyad distoor, haddii uu jebiyo distoorkana, waxay wiiqaysaa sharciyaddiisii.
9-Warbaahinta dawladdu waa in dhex ahaataa, una adeegtaa danaha caamka ah ee bulshada, waana in loo sameeyo BOODH madaxbannaan oo maamula.
10-Waxa la isla gartay in madax-dhaqameedyadu sii xoojiyaan nabadgelyada, turxaan-bixinta iyo midnimada ummadda reer Somaliland.
11-Waa in la joogteeyaa doodaha noocan ah.
12-Mujaahidiinta SNM waxay mudan yihiin in la daryeelo agoomahooda, naafadooda iyo kuwa noolba.
13-Waxa la isla gartay in ay tahay hawl xisbiyada mucaaradka ah u taal daba-galka iyo ka-midho-dhalinta

Waxana war murtiyeedkasi si wada jir ah ugu saxeexna silaanyo ahaa gudoomiyaha xisbiga Kulmiye Faysal cali waraabe

Waxaana go’aamada heshiiskaasi sadexda xisbi ay hore isula qaateen ka mid ahaa sidii loo wada samayn lahaa gudi dhex ah oo gacanta ku haysa awooda hantida qaranka,isla markaana aanay xukuumada iyo xisbigeeda UDUB aanay si gaara ugu takri falin hantida qaranka sida dhaqaalaha,warbaahinta,gaadiidka iwm waxayna xogo u dhuun daloola kulankaasi tibaaxeen in M/weyne Riyaale arintaas ka cago jiidayo isagoo la sheegay inuu ku dooday in arintaasi ay ku filanyihiin gudiga doorashooyinka qaranka,hase yeeshee doodaasi gudoomiyaha xisbiga UDUB mudane Daahir Riyaale ma noqon mid ay ku qancaan labada hogaamada labada xisbi ee mucaaradka ah, balse waxaa ganafku dhuuftay gudoomiye siilaanyo oo isaagu sheegey in anay ku kaliyaysan xisbiga xukuummada haye ee UDUB waxaanu arrintaas darted u qabtay shir jar”iid oo u kagag hadlay wax badan waxaanu badhi taan dheer ku samay-doonna hadaanu nahay shabakadda warar ee xogreebnews.com bal maanta sababta u weyn ee ay xukuumadd iga soo horjeedo talo qaran waxaaynu ku lafo-guri doona saska iyo colaadaha siyaasadeed ee ay korodhasatay maamulaka siilaanyo halka u ku biyo shabto.

An ku nasanno murti u hore u tiriyay abwaan Maxamed Xaashi Dhamac kuna jirtay gabaygii madax-goodir 1980.Mar aan gaban ahaa beri,galab aan adoogay

geed uu fadhiyi jirey,sheeko kooban kaga guray,

wuxuu yidhi: "guyaal hore,boqor geesalaa jirey

oo goostay weligii,inaan iinta lagu garan. Fule waa geddiisoo

wuxuu goorba hubiyoo,gedfo oo cimaamado,

nin gaaraa sirtii helay ,godob buuse taransaday

garashadu u sabab tahay qof gafaana laga dhigay,

hadduu gaabsan waayana inuu gowrac jiro maqal.

Hadba giirka loo kici goldalooladuu helay inay gudubto loo diid.

Isna waa gartiisee,liqi waa gasiinkii

La socoo……..

Qalinki

Cabdicasiis Bashiir Nuur

info@xogreebnews.com

Tel:4144434

Harggeisa/somaliland



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured