Ogeysiis Ogeysiis Ogeysiis–

0
Wednesday November 20, 2013 - 16:30:18 in Maqaallo by Super Admin
  • Visits: 1253
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ogeysiis Ogeysiis Ogeysiis–

    Dhammaan bulshada afka Somaaliga ku hadasha, gaar ahaan ummadda reer Somaliland, waxaanu ogeysiinaynaa in dhowaan ay hawadda soo gali doono shabaked ama mareeg cusub, taasoo la magac baxday www. Qumannews.com,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dhammaan bulshada afka Somaaliga ku hadasha, gaar ahaan ummadda reer Somaliland, waxaanu ogeysiinaynaa in dhowaan ay hawadda soo gali doono shabaked ama mareeg cusub, taasoo la magac baxday www. Qumannews.com,
Dhammaan bulshada afka Somaaliga ku hadasha, gaar ahaan ummadda reer
Somaliland, waxaanu ogeysiinaynaa in dhowaan ay hawadda soo gali doono
shabaked ama mareeg cusub, taasoo la magac baxday www. Qumannews.com,
kana daalacan doontaan wararka, arimaha bulshada, fikiradihiina iyo
waliba qormooyin xiiso leh.
Haddii aanu nahay maamulka shabakeda waxaanu halkan idiinka
ballan-qaadaynaa in aanu idiin soo tabin doono warar la hubo kuna
salaysan xaqiiqo dhab ah kana fog been iyo malo awaal.

Hadaba ha ma ogaan isha allaah dhowaan ayey hawada soo galaysaa www.
Qumannews.com.

Chief editor Khaddar Ali Khum [Shiine].
E-mail: khadarshiine012@gmail.com.
Mobile: 00252-63-4405090/4820852.
Hargeisa/Somaliland.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured