Baashe wuxuu ilaabey inuu golaha ku soo galay ISXAMBAAR

0
Wednesday November 20, 2013 - 16:25:53 in Maqaallo by Super Admin
  • Visits: 1060
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Baashe wuxuu ilaabey inuu golaha ku soo galay ISXAMBAAR

    Salaam qiimo leh ka dib run ahaantii ma ihi dadka ku badan warbaahinta iyo wax ku qoristeeda inkastoo aan ahay muwaadin ku xidhan akhriska wararka dalka, sidaasoo ay tahay waxan shalay la yaabay markii aan warbaahinka ku arkey guddoomiye kuxigeenkii

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Salaam qiimo leh ka dib run ahaantii ma ihi dadka ku badan warbaahinta iyo wax ku qoristeeda inkastoo aan ahay muwaadin ku xidhan akhriska wararka dalka, sidaasoo ay tahay waxan shalay la yaabay markii aan warbaahinka ku arkey guddoomiye kuxigeenkii koowaad ee baarlamaanka Salaam qiimo leh ka dib run ahaantii ma ihi dadka ku badan warbaahinta iyo wax ku qoristeeda inkastoo aan ahay muwaadin ku xidhan akhriska wararka dalka, sidaasoo ay tahay waxan shalay la yaabay markii aan warbaahinka ku arkey guddoomiye kuxigeenkii koowaad ee baarlamaanka Somaliland BAASHE oo ay xukuumaddu uga yeedhay wadanka debediisa si uu uga qaybqaato qalalaasaha siyaasadeed ee xukuumadda madaxweyne siilaanyo ka dhexwaddo golaha wakiilada Somaliland
Baashe marka koowaad waxa uu ilaabey inuu yahay gudoomiye ku xigeen yahayna ku sime guddoomiye marka uu joogo ee uu maqanyahay guddoomiyaha codka dadkiisa kusoo baxay, isla markaaana sida sharciga ah loogu doortay guddomiyenimada golaha wakiilada taasoo macneheedu tahay inaan BAASHE ka hor imaankarin goaanka Baarlamaanka, jeebkana kala soo bixi Karin waraaq laga soo qorey madaxtooyada.

Waxanu leenahay BAASHE waad ku caaasiyowdey guddomiyaha Golaha waxadna u qalantaa in talaabo shariga waafaqsan lagaa qaado, taas waxa sii raaca inaad ilawdey inaadan kusoo bixin cod bulsho, ee aad ku timid xal iyo ISXAMBAAR
Saalax Cilmi
Saalaxcilmi77@gmail.com



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured