Cali waran cadde: Ma Gudbe siyaasadeed

0
Wednesday November 20, 2013 - 16:10:40 in Maqaallo by Super Admin
  • Visits: 1169
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Cali waran cadde: Ma Gudbe siyaasadeed

    Marka ugu horeysa waxan salamayaa dhamaan warbaahinta somaliland waxan kale oo salan diiran u gudbinayaa warbaahinta madaxa bannaan.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Marka ugu horeysa waxan salamayaa dhamaan warbaahinta somaliland waxan kale oo salan diiran u gudbinayaa warbaahinta madaxa bannaan. Waxa wax lala yaabo noqotey oo bulshada reer Somaliland indhohooda iyo dhegehoodaba ku cusub habdhaqanka uu la soo baxay wasiirka wasaaradda arimaha gudaha cali waran cadde oo bilaabay inuu dhaqan ka dhigto xagxagashada hayadaha dawliga ah ee dastuuriga ah, waxa ugu darayd shalay markii uu ku tiraabay oo ku hanjabey inuu xidhxidhi doono
Malaha cali waxa iskaga khaldan oo aanu kala aqoon sharciga iyo sharci darada, waxan leecaliyow haddi ay kaa yeedhsiinayso waxan aqoondarro sharci dee iskuulada sharciga tag, haddi sidii aad caaadada iyo dhaqanka u lahayd aad isleedahay yaan lagu eryine guulwadayna waxan kuu sheegeynaa inaanay kuu socondoonin,

Sida aynu wada ogsoonahay cali waran cadde waxad siyaasadda ku jirtey intii Somaliland jirtey iyo intii ka horeysey oo aad sirdoon u ahaan jirtey dawladdii axmaqa ahayd ee dadka reer Somaliland dacdareysey, haddana kaama muuqato ina wax khibrad siyaasadeed ah, marka laga reebo been abuur iyo dhagar aad hadba cid been ka sheegtoo tidhaahdo Somalia ayaa soo abaabushay
Waxan kusoo gabagabaynayaa in shirka qaran yahay arin DASTUURI ah uuna socon doono adiga mooyee cid ka hadashaana ma jirtee afka xidho ishana dhawr
Maxamuud shidane
Mshidane10@hotmail.com
Hargeisa



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured