Madaxtooyada oo markay ku guuldaraysatey aqlabiyaddii codka guddi hoosaadyada bilawdey isku dirka shirguddoonka iyo qarandumisnimo

0
Tuesday November 19, 2013 - 18:55:09 in Maqaallo by Super Admin
  • Visits: 1090
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxtooyada oo markay ku guuldaraysatey aqlabiyaddii codka guddi hoosaadyada bilawdey isku dirka shirguddoonka iyo qarandumisnimo

    xildhibaanadu waxay ka taliyeen aayahooda iyo kan qaranka somaliland waxayna doorteen guddoomiyeyaal guddi hoosaadyo oo qiimo leh, taaso ka sasisay madaxweynaha iyo xukuumadiisa oo lacag badan ku bixiyey

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

xildhibaanadu waxay ka taliyeen aayahooda iyo kan qaranka somaliland waxayna doorteen guddoomiyeyaal guddi hoosaadyo oo qiimo leh, taaso ka sasisay madaxweynaha iyo xukuumadiisa oo lacag badan ku bixiyey Marka hore waxan salaamayaa dhamaan dadweynaha reer somaliland, waxan kaloo u mahadnaqayaa warbaahinta madaxa bannaan ee somaliland,
sida aynu lawada socono waxa dhowan isku shaandheyn lagu sameeyey golaha wakiilada somaliland kas oo ay ku sameeyeen shirguddoonka golaha wakiiladu, si loo dardargeliyo hawlaha shaqo ee golaha,
kadib xukuumadda Kulmiye waxay bilawdey sidii ay ku hantiyi lahayd dhamaan guddi hoosaadyada madaxdooda, si aan loo arkin loona dareemin musuqmaasuqa iyo nin jeclaysiga isla markaana aan baarlamaanku kaalintiisa u qaadan, hase yeeshee xildhibaanada aya fahmey taas oo ka diidey, iyadoo walibana ay xildhibaanada qaarkood oo lacagtii umadda faraha loogu laabay ay iska diideen isla markaana ku celiyeen kuna diideen

xildhibaanadu waxay ka taliyeen aayahooda iyo kan qaranka somaliland waxayna doorteen guddoomiyeyaal guddi hoosaadyo oo qiimo leh, taaso ka sasisay madaxweynaha iyo xukuumadiisa oo lacag badan ku bixiyey
xubnaha guuldareysetey ee xukuumaddu wadatey waxa ka mid ahaa Cali mareexaan oo madaxweynuhu jeebabka ugasoo buuxiyey lacagtii umadda
haddaba waxa isweydiin leh haddii CALI MAREEXAAN ku guuleysan lahaa guddoomiyaha guddiga arimaha gudaha muxuu madaxweynaha jamhuriyadda somaliland u arki lahaa isdorashada guddi hoosaadyada
jawaabtu waa inuu si buuxda u aqoonsan lahaa sharcinimada guddi hoosaadyada iyo guddoomiyayaashooda wuxuuna xaflad balaadhan ku qaban lahaa qasriga madaxtooyada
haddaba xidhibaan RAYTE iyo xildhibaan CALI MAREEXAAN oo labaduba ka soo jeeda beesha bariga burco ma wuxu madaxweynu ku kala jeclaysanayaa habeenka ay kala xigaan iyo guulwada nimada CALI MAREEXAAN
madaxweynaha iyo groupkiisa ayaa debedda uga yeedhay guddoomiye ku xigeenka koowaad baashe oo lagu yaqaano caada qaatenimo iyo lacag jacayl kaasoo maanta soo saaray wareegtu uuu ku caasi garoobayo guddoomiyiisa golaha kuna diidayo saxeexiisii uu dhiibey usbuuc kahor ee uu kaga midka ahaa wada tashigii isku shandheynta
hadaba waxan leeyahay miyaanay qaranka duminayn madaxtooyada oo looga fadhiyey inay dhisto.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured