in aan taageersanahay shirka qaran insha allah sinayona maal lacageed–

0
Monday November 18, 2013 - 20:54:51 in Maqaallo by Super Admin
  • Visits: 1191
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    in aan taageersanahay shirka qaran insha allah sinayona maal lacageed–

    in aan taageersanahay shirka qaran insha allah sinayona maal lacageed–

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

in aan taageersanahay shirka qaran insha allah sinayona maal lacageed– asc waxan salamaya saxafada xorta ah iyo dhamaan bulshaweynta somaliland waxan halkan ku cadaynaya inan ahayn reer xamara ama reer konfur ee ahay wadaniyad u dhalataya somaliland kana soo jeeda gobolk saaxil lasa dacawo
waxan halkan ku cadaynaya inan anigo miyirkayga iyo maankaygaba qaba inan u huraayo maal horena u sheegay se lkn sifo qaldan loo fahmay waxan halkan ugu baqayaa aduun dhan 10.000$(tobankun oo dollar sinayona sida ilahay igu og yahay ee yaan lays ceebeeyninn waxan la hadlaya dadka fikirka qadlan qaba inay iska dayaan hadalka hadanay wax u taraynin odayaasha ku baaaqay shirka qaran waa laqabayana wanan taageersanahay anigo iyo hablo kale oo ila fikira inay hiil iyo hooba la garab taganahy iyaguna dhankooda ka sheegi dooonan intay siinayan iyo fikirkooda lkn waxan leeyahay yaan layska sheegin been wanad mahadsan tihiin saxafada xorta ah iyo shacbi weynaha somaliland taageerayaasha new ucid

laki cabdi cali
sanfrancisco
maraykan
alla mahadleh
deeqa6@outlook.com



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured