taagerro shirka talada qaran u fidiinaayo taageersanahyna–

0
Sunday November 17, 2013 - 16:05:21 in Maqaallo by Super Admin
  • Visits: 1119
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    taagerro shirka talada qaran u fidiinaayo taageersanahyna–

    MAGACAYGUNA YHAY laki cabdi cali degana wadanka maraykanka gobolka sanfrancisco ahna taageere xisbiga NEW UCID inan ugu baqaayo lacag aduun dhan 10.000$ (tobankun oo dollar) waxan uso jeedinaya qurbo joogta inay taageeran oo hiil iyo hooba la garab

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

MAGACAYGUNA YHAY laki cabdi cali degana wadanka maraykanka gobolka sanfrancisco ahna taageere xisbiga NEW UCID inan ugu baqaayo lacag aduun dhan 10.000$ (tobankun oo dollar) waxan uso jeedinaya qurbo joogta inay taageeran oo hiil iyo hooba la garab istagaan
asc  waxan marka hore salamaya saxafada  marka xigta shacbi weynaha somaliland dal iyo dibad ba waxan halkan ku bararujinaya bulshaweynta somaliland dal iyo dibadba
in la taageero talada qaran dalku manta mugdi ayuu ku jira
ee hiil iyo hooba halala garab istaago waxan halkan kuso jeedinya aniga oo ahMUWADINAD U DHALATAY SOMALILAND MAGACAYGUNA YHAY laki cabdi cali degana wadanka maraykanka gobolka sanfrancisco ahna taageere xisbiga NEW UCID inan ugu baqaayo lacag aduun dhan 10.000$ (tobankun oo dollar) waxan uso jeedinaya qurbo joogta inay taageeran oo hiil iyo hooba la garab istagaan oo maal iyo naf ba loo hura waxa ka dhacaya dalka oo ;laga saara madawga gudida qaban qabada shirka qaran marka waxan ka codsanay inay ila xidhiidh siiyan oo usheegan meelan usoo maro ayan wayaye
gudida qaban qabada shirka qaran mana noqon doonto tii ugu horaysay ee aan ku caaawiyo ila intuu ka dhamanaayo waan siinaya wanan caawinaya insha allah dawladana waxan leeyahya ha odhan lama qaban karo hadad berigii odayasha u yeedhi lahayd oo aad taladaii ama 16 qodob dhagaysan lahayd halka may gaadheen ee xamil xumada oo u dhago nugloow waxa kaso baxa ta labaad dumarkan inaty soo fadhiistan saxafad odhanaya waa sida iyo sida ragan aad la hadlaysan waa ragi kadidooda usoo cabay dalka ee dumaroow xishooda joojinaya TV GAN ADA SOOFADHISANAYSAN DUMARKA MIYAN LAGU AQOONIN XISHOOD ma halkasay inaga gaadhay inaynu u jawabno raga bir ma geydada ah waa kkaynooga wanagsan yahay dumaroow iyo dadka fikirka gaban ee odhanaya waan kaso horjeedna wanan diidanahy igala soo xidhiidha hotmailka ah deeqa6@outlook.com waad mahadsan tihiin saxafad xorta ah IYO ciid kastoo danaynysa shirka qaran waan so dhaweynaya insha alla



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured