BAKEYLAYAASHA CAAGA AH

0
Saturday November 16, 2013 - 09:21:56 in Maqaallo by Super Admin
  • Visits: 1122
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    BAKEYLAYAASHA CAAGA AH

    QalinkiiRoodaCusmaanMustawi

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

QalinkiiRoodaCusmaanMustawi

Baryahandambe Somaliland sidaaad-lawada socotaan waxaleynagusoodhextuurayeyBakeylayaal siyaabo kala dawan leynoohordhigohadabawaxaa loo dhigaaqaababkaladuwanoo ah heerqaran,deegaaniyoShaqsiba. Tusaaleahaanhadaynuqaarkamidasooqaadano

1- Shirqoolkii HUBAAL eeiskudeydilkaahaaooloogutalogaley in dadkadeegaankaHargaysaleysagahorkeeno ,arintaawaxaamahadeeda le ILLAAHEY iyowaxgaradkiitilmaamayBakeylahaoo ay ka mid ahaayeenXasanCiiseJaamac, Cali GureyiyodhibanayaashiihubaaloosiiskumidatilmaamayinuuarinkanidhaafsanyeyBakeylahan la soodirey.

2- XildhibaanQabiileooleyskudayey in ladilohadabanasiibdarowaxaanTvgakadaawaneyreerSheekhooBakeylihiieryanaaya.

3- WasiirSamaaleoo loo dhigayBeeliyoMuuseooisaga is eryadkiisiiwalisocdo.

Waxaajira mid iyadaloogutalogaleyinlagujahwareeriyoamalagumashquuliyoShacbiga Somaliland balaaniyaganaTusaalayaalidiinsooqaado:

1- CAWJADA(Xirsi)waxaloosameysteygaashaaniyoinlaysagadhigowixiixumaanaoohadhownainagufilnaatoninkiiwaa la eryey,arintani way shaqeysaysidiiloogtalogaleyayeynuugushaqeynaainaguoodambikastacidiigaysateyamaaynu wax udhiibaneykamahadalneeXirsiuunbaynueryanaa.

2- BAKEYLII BAKEYLAYAASHA waawadadaCeerigaabohadabawaxaadbalufiirsataaxiligii tan leynootureyxaaladahataagnaa a- Fool xumadiikadhacdeyMadaarkaHargaysa ,b- ShirkadiiBaatroolkaeeaanwalilagaraneynsababta ay ubaxdey , c-arintiimadashaee ay soobandhigeenoo ay kukasbadeenshacbigataasiooaheyddhaliilihii ay dowladujawaabtauweydeymarkii ay waxbakatariwaydeyee ay iskacaabinkariwaydeywaxaysoodhaqdhaqaajiyeenOdayaaliyoCaaqilo , dhinacakalehadaynukaeegnowaxaynoqoteyarin ay siyaasiyiiniyoxisbiyadamucaaridku ay kagaabsadeendhaliilaheedaiyagaooiskadhowrayainayeedikagatimaadobeelahakudherersanwadadaa kana baqayaaninaytaageeradabeelahaakuwaayaan.BakeylahaniwaaseefTobankoone wax ujareysa.

GuntiiiyogabagabadiiwadadaniwaxaynoqoteyBuste la huwiyeywixii ay galdoloolooyiniyoceebaheediidibadaiskayaaley la huwiyeyeedhagxaantiihorabawaainooyaalaan.

Dhamaad




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured