Somaliland Ka Weyn Wax Qabaal Lagu Qaado.W/Q:Ibrahim Cige Iidle

0
Wednesday November 13, 2013 - 21:24:51 in Maqaallo by Super Admin
  • Visits: 1112
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Somaliland Ka Weyn Wax Qabaal Lagu Qaado.W/Q:Ibrahim Cige Iidle

    Anagoo ka duulayna Xeer mujaahid, Axdigii 1aad ee 27 February 1991 ee barbara kadhacay ,kuna sahabsanaa isu soo hilawsiintii umada Dalka , Nabadaysiintoodii & isu soo diyaarintii aayo katashi ee umad ahaaneed , Axdigii 2aad ee 18 may 1991 ee gooni

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Anagoo ka duulayna Xeer mujaahid, Axdigii 1aad ee 27 February 1991 ee barbara kadhacay ,kuna sahabsanaa isu soo hilawsiintii umada Dalka , Nabadaysiintoodii & isu soo diyaarintii aayo katashi ee umad ahaaneed , Axdigii 2aad ee 18 may 1991 ee gooni isku taagista Dalkan waxa soo ifbaxaya Anagoo ka duulayna Xeer mujaahid, Axdigii 1aad ee 27 February 1991 ee barbara kadhacay ,kuna sahabsanaa isu soo hilawsiintii umada Dalka , Nabadaysiintoodii & isu soo diyaarintii aayo katashi ee umad ahaaneed , Axdigii 2aad ee 18 may 1991 ee gooni isku taagista Dalkan waxa soo ifbaxaya in koonfurta somaliya loo luqun diinleynaayo marka ay caynkaasi tahay anagu waxaan ahayn kuwii ingiriiska bada latagay ee layeeshey Heshiiskii wada oolnimo (Ingariis nama gumaysan ee waxaan ahayn wada ool ).

waxaanu nahay kuwo aan saan cadaale abidkood wax moodin , waxaan nahay kuwo aan laga hoos dusi karin loona soo been beensan karin .
soomaalinimada nin daneedku ku dhololaayo maxaa ku gudbanaa shalay markii dadka nolosha lagu aasaayay , xagayse jireen dawladahan dilaalinta ka ah qabaal ku qaadista somaliland ee nin daneedka lagu maleegayo .
Anagu kala oge Abaal laawe ingiriis & cidii abaal nagu leheyd sida (jarmalka oo February 1991 kaalo noo keenay , mandiqada shaariqa ee imaaraadka carabta oo iyana gacan kaalo nagu lahayd , faransiiska oo balan qaad kaalo joogtaysan noola yimid & labada gobol ee losangels & California oo bilad sharaf laxidhiidhsan lasoo noqoshadii xoriyada nagusoo maamusay .
hadaba somliland kaweyn wax qabaal lagu qaado waxaanan aanu leenahay sadexda ilma bahal higlo ee kala ah 1. bajaaj new deal maqaam sare ayaa nalagu qaabilay oo isagu ahaa kii bog dooxay aayo katashiga umadan ooy xaaraan ahayd in marnaba cidlagala gorgortamo .
2. komishanka doorashooyinka ee iga dabo dhe ee sida badheedhka ah u gees maray qodobkii ahaa xuduudaha deegaanada degmooyinka waxay kusalaysan yihiin xuduudihii 1960kii ,
3. .guddida ii dhe ee kala reebida axsaabta oo iyagu iyagoonj doorasho u qabanin axsaabtii lakala reebayay qaar daaqada kasaaray in sharciga lamariyo oo xeer ilaaliyaha guud ku eedeeyo khiyaamo u ageedid qaran . waxaan odayga guud ee dalka (Madaxweynaha ) xusuusinaynaa in todobadii sano ee kor uhayntaadii dabad joogidideed (qaaxo) aad dib u fiiriso wixii jirayna aad ku goaan qaadato. mida kale madaxweynenimo meel kasaraysa oo aadami gaadhaa majirtee in aad magaca ka jartid ood laashid wada hadalada dawladaha Dilaalinata ka ah shirqoolka somaliland somaliya lagu hoos geynayao wada hadal danbe oo soomaliya layskugu tagaana aanu dhicin dalkanina uu noqdo dal umadi leedehey oo kuwa kadhex kaluumaysanaya laga safeeyo lana kale dartid labada gole lagu khasaaray oo lagu badelo golaha guud ee madax dhaqameedkii jiray 1960.
alla mahad leh
xoghayaha guud ee codka umadda
ibrahim cige iidle



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured