Gudoomiyaha Xisbiga WADDANI– oo Tacsi: u diray marxuum AXMED IBRAAHIM GUUNJE
Gudoomiyaha Xisbiga WADDANI Md. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) Ahna Gudoomiyaha Xisbiga WADDANI Md. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) Ahna Gudoomiyaha Golaha Wakiilada, Iyo dhamaan xubnaha Hogaanka sare, Guddiga Fulinta, Golaha Dhexe, Laamaha Dibadda iyo taageerayaasha Xisbiga WADDANI waxay iyagoo ka tiiraanyeysan tacsi u dirayaan Alle Haw Naxariistee Marxuum AXMED IBRAAHIM GUUNJE, oo ku geeriyootay magaalada Hargeisa, Eheladii Iyo Asxaabtii Samir Iyo Iimaan ILAAHAY Haka Siiyo, Isna Janatul FARDOWS Hoy ha uga dhigo
Illaahay Ha U Naxariisto Marxuum Axmed Ibraahin Guunje Leave a comment |
|
Gudoomiyaha Xisbiga WADDANI– oo Tacsi: u diray marxuum AXMED IBRAAHIM GUUNJE
Gudoomiyaha Xisbiga WADDANI Md. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) Ahna