Waa nasiib daro wayn in caasimadii S/land madaxdii qaranka hadhka cad lagu rasaaseeyo dowladaa xilkeedi Gabtay, W.Q Abdiqani Salaf (kaptanka)

0
Saturday November 09, 2013 - 20:15:29 in Maqaallo by Super Admin
  • Visits: 1163
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Waa nasiib daro wayn in caasimadii S/land madaxdii qaranka hadhka cad lagu rasaaseeyo dowladaa xilkeedi Gabtay, W.Q Abdiqani Salaf (kaptanka)

    Waxaa hore loo odhan jiray Somaliland laba ka xeeran xata wakhtigii dagaalada sokeeye wadanka ka socdeen dadka reer Somaliland dhaqan umay lahayn in madaxda iyo madaxda lalaayo iyo maatada biri ma gaydada ah oo labadaa xeerbaa ka yaalay, hadaan sida

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaa hore loo odhan jiray Somaliland laba ka xeeran xata wakhtigii dagaalada sokeeye wadanka ka socdeen dadka reer Somaliland dhaqan umay lahayn in madaxda iyo madaxda lalaayo iyo maatada biri ma gaydada ah oo labadaa xeerbaa ka yaalay, hadaan sida cinwaankaygu ka Saddex wiig ama kayar ayay ahayd markii xil. Maxamed Faarax Qabile lagu toogtay Hargeisa layskuna dayay
Waxaa hore loo odhan jiray Somaliland laba ka xeeran xata wakhtigii dagaalada sokeeye wadanka ka socdeen dadka reer Somaliland dhaqan umay lahayn in madaxda iyo madaxda lalaayo iyo maatada biri ma gaydada ah oo labadaa xeerbaa ka yaalay, hadaan sida cinwaankaygu ka turjumayo u dhaadhaco dulucdayda uu daaranyahay qoraalkani,
Saddex wiig ama kayar ayay ahayd markii xil. Maxamed Faarax Qabile lagu toogtay Hargeisa layskuna dayay in la dilo oo ilaahay subxaanahuye ka badbaadiyey arintaas oo fajiciso

ku noqotay dadweynaha reer Somaliland dal iyo dibadba kaaga sii darane laba casho kadib waxan ku arkay mid ka mida joornaalada madaxa banaan ee kasoo baxa Hargeisa nin lasheegay inuu ka tirsanyahay ciidanka Somaliland nabada ugu xilsaaran ninkan oo ku faanaya inuu isagoo miyirkiisa qaba ula badheedhay inuu toogto xildhibanka isagoo ku dacwonaya xildhibaanka ayan ka baqay inuu itoogto sidasan ugu riday rasaasta, arintaas dowladu waxba kamay qaban waxaanay u arkaysay xildhibaanka nin mucaarida wa iswaydine mucaaridku miyaanu qaranka katirsanayn? Su,aasha jawabteda adaan kaaga tagay aqriste,
Faldanbiyeedkasta oo wax laga qaban waayo oo dowladu dhayalsato mid ka daran ayaa xigi doona waayo waa sababta ilaahay usoo dajiyey xeer ciqaabeed aakhiro iyo aduunyaba laysku ciqaabo si dadku ugawaantoobaan xumaanta waxaa hubaala intii dowladan kulmiye jirtay maalin walba dalka waxa ka dhaca wax aan hore wadanka uga dhicijirin maanta waxaa si badheedha oo foolxumo badan Hargeisa loogu dhex rasaaseeyey iyadoo la rabay in la dilo mujaahidkii wadankan usoo halgamay ee Maxamed Kaahin taasna anigu odhan maayo waa khilaaf kulmiye ee waxaan ugu yeedhaya waa nabadii oo faraha ka baxday ayaan odhan karaa waayo in madaxda la targetsado maaha wax dhibyar ee waa halka ugu hoosaysa nabadgelyada,
Ugu danbayntii waxaan halkan cabaarayn ugasoo jeedinaynaa cidkasta oo arintan ka danbaysay arimahani waxa ay ka midyihiin sababaha ay mucaaridku usoo qaban qaabiyeen shirwaynaha dood qaran ee dhawaan la qaban doono sidaa darteed waan aragnaa halkay wax marayaan ee halala shaqeeyo mucaaridka si xal loogu helo dhibaatooyinkan waayo waan aragna itaalka dowladeena maanta talisa,
Allaah mahad leh
Abdiqani Ibrahim Salaf (Kaptanka)




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured