waxa aana qalinka u qaatay manta waa arinka ama warka turxamaysan ee {TV QARANKU} waa murayada dalka

0
Thursday November 07, 2013 - 20:22:20 in Maqaallo by Super Admin
  • Visits: 1232
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    waxa aana qalinka u qaatay manta waa arinka ama warka turxamaysan ee {TV QARANKU} waa murayada dalka

    asc wr wb waxan salaamayaa dhamaan hawl wadeenada xogreebnews.com- meel kasta oo aad ka la joogtaan dalka iyo dibadaba.. sigaar ah waxaan u salamayaa shacbi waynaha soomalilanders dalka gudihiisa iyo daafaha dibadaba. iga hooya salaam walaaltinimo.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

asc wr wb waxan salaamayaa dhamaan hawl wadeenada xogreebnews.com- meel kasta oo aad ka la joogtaan dalka iyo dibadaba.. sigaar ah waxaan u salamayaa shacbi waynaha soomalilanders dalka gudihiisa iyo daafaha dibadaba. iga hooya salaam walaaltinimo. Waa in aad wax ka qabataa laantaada iyo wax yeelada ay u gay sanatay SHACBI WAYNAHA DHAGAYSANAYAY WARKA AY FAAFISAY
asc wr wb waxan salaamayaa dhamaan hawl wadeenada xogreebnews.com- meel kasta oo aad ka la joogtaan dalka iyo dibadaba.. sigaar ah waxaan u salamayaa shacbi waynaha soomalilanders dalka gudihiisa iyo daafaha dibadaba. iga hooya salaam walaaltinimo.
Hadi an uga so dhaadhaco waxa aana qalinka u qaatay manta waa arinka ama warka turxamaysan ee {TV QARANKU} waa murayada dalka..! kuna aadan habka caafimaad iyo dag moyinka dalka iyo goboladaba. MASUULIYIINTU marka ay hadlayaan iska hadal maha waa in lo meel dayaa hadalka in uu wax yelo u leehay

shacabka ama shaqsi ahaan wax kaga iman karana iyo in kale. [DAREEN SHACAB MA GALIN KARA] dhamaan shacabka Somaliland waxana filayaa in ay wada dareen san yihiin hamiga ay hiig sanayaan iyo caqabadaha hortaagan ee lo bahan yahay in isku dubni loo meel mariyo? HADABA. Xil wadeenadi miyay garan kari la yi iin in ay ka feejig naadaad arimaha aan lo baah nayn in dadka lagu wareeriyo.?
1: KU; WASIISKA WAR FAAFINTA SOMALILAND. WAXAN FILAYAA IN AANU AAD KAGA CABANAYNO meel kasta o anu kala joogno shacbi ahaan ? CABASHAADA XIL KEEDANA ADIGA LEH METELIDA IYO FEEJIGNANTEEDAB. Waa in aad wax ka qabataa laantaada iyo wax yeelada ay u gay sanatay SHACBI WAYNAHA DHAGAYSANAYAY WARKA AY FAAFISAY. iyo HANTAAQADA AY U GAYSATAY laanta arimaha gudaha. Waana dacwad adigu aad meel marin doonto ciqaabteeda.
2: ku :WASIIRKA CAAFIMAADKA SOMALILAND. LAANTA AAD XUKUNTAA MAHA IN AY KU milanto SIYAASADA IYO DAGMOOYINKA DALKA OO AY GARASHA LA ANA U DHEX GASHO WAA IN AY DADKEEDA WAX U QABATAA SI SINAAN AH, hawl wadeenadeedu waa in ay ka dig toonaadan wax yeelada dalkooda o ay ka fogaadan anshaxa siyasada isku dirka dadka iyo kal dhawaysiga. Waa wax lagaaga fadhiyo hawsheeda in aad shacabka ka bogsiiso.
3:KU : WASIIRKA ARIMAHA GUDAHA. {LABADA HAY ADOOD } AMA LAMAHA AAN KOR KU XUSAYBA WAA WAX ADIGA LAGAAGA FADHIYO, IN AAD MAXAKAMAD KEENTO OO AAD WAXA AY XAQ U LEEYIHIIN MARISO HAWL WADEENADOO DHAC DHACA LA WAREEGAYSANAYA WAA IN SHARCIGU QABTAA..! HADUU SHARCIGU YAHAY WAX LAGU DHAQMAYO OO KALA DAN BAYN LEH. LABADA WASAARADOODBA WAX AY WAX YELEEN LAANTA ARIMAHA GUDAHA IYO SHACABKA SOMALILAND.! WAANA IN SIDA UGU DHAKHSABADAN ARINKOODA AAD U GASHAA ADIGO CUS KANAYA WAX YEELADA AMNIGA DALAKA IYO WAX U DHIMISTA SHACABKA . .{ TV-QARANKA} IYO WASARADA CAFIMAADKUBA} LAAN WALBA WAXA AY U TAGAN TAHAY SIFO SHAQO IYO SHACABKEEDA. LAMA ODHAN KARO WAA MADAX WAYNAHA. WAXAA MARKHAATI CAD AH IN AY XIL WADENADU QAL DAN YIHIIN.? WAANU KAA SUGAYNAA MUDANE WASIIR IN AAD SHARCIGA TUSTO DHAMAAN MADAXDA IYO SHACABKABA. SHARCIGU YANU QANABN UUN MISKIIN SHACAB AH. XILKUNA WAA WAREEGTO. NINBA MAALIN AYUU QABTAA.NINOWNA KALIGAA HA ISASIIN DALKU WAA WADAAG. SHARCIGUNA MADAX WAYNE ILAA ARDAY DUGSI WAA U DHEX?
4: SHACABKA WAXAAN LEEYAHAY GACMO WADA JIR AYA WAX KU GOOYAAN . GOBOLADA SOMALILAND IN LA SHAASHEEYANA WAA KA MAMNUUC. MADAX DANA INAGAA U TAAGAN RUXAAN GARAN WAYNO WAA IN QASAB LAGU BEDELAA. BALANTEENU WAA TAA IYO WAX WADA QABSI.
KAYSE M MOHAMED
PRETORIA SOUTH AFRICA



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured