TVGA Somalichannel OO ilaa shaley ay ka socoto tacsidii maayarka Hargeysa iyo TVGA Qaranka somalilanad oo aan Xataa Soohadal Qaadin

0
Monday April 08, 2013 - 18:51:36 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1233
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    TVGA Somalichannel OO ilaa shaley ay ka socoto tacsidii maayarka Hargeysa iyo TVGA Qaranka somalilanad oo aan Xataa Soohadal Qaadin

    xogreebnews.com-Tan iyo ilaa maalintii shaley waxa si wayn oo la yaable tacsida marxuum Eng.Yuusuf warsame siciid ay ka socotey tvga caalamiga ah ee Somalichannel

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

xogreebnews.com-Tan iyo ilaa maalintii shaley waxa si wayn oo la yaable tacsida marxuum Eng.Yuusuf warsame siciid ay ka socotey tvga caalamiga ah ee Somalichannel

xogreebnews.com-Tan iyo ilaa maalintii shaley waxa si wayn oo la yaable tacsida marxuum Eng.Yuusuf warsame siciid ay ka socotey tvga caalamiga ah ee Somalichannel ,waxa hadaba ayaan daro ah tvga SLNTV ee somaliland oo aan soo deyn Tacidii taasi oo ay u sababtahey maareeyaha bilaa aqoonta ah ee tvga maamula Khadar xasan cali gaas oo aan garaneyn habkii iyo hanaankii shaqada tvga qaranka somaliland waxaad moodaa tvga qaranka inaanu nin madax ahi ka bixin ,xaga ay tvyada gaarka looleeyey sida somalichannel ilaa shaley ay tacsidiisu uga socotey una sameeyeen luub kuoo noq noqda .


Tvga qaranka somaliland ayaa ah maanta mid ku ceebeysan Tacsi marxuunka ,taasi oo ay ugu wacantey maareeyaha oo shaqaalihii khibrada lahaa ku badaley shaqaale kale.

waxa uu tvga somalichannel Tacsida marxuunka ugu talo galey inuu mudo sadex cisho ah sii daayo waakan tvga somalichannel waxaanad ka daawataa shaashadiisa si aad u aragto luubka ay usameeyeen,hadaba waxaa haboon in maareeyaha iyo shaqaalaha uu watey hadii wadanka dan laga leeyey ibadal lagu sameeyo maadaama ay ku ceeboobeen.

DHamaan Howl wadeenada xogreebnews.com. iyo Bahda somalichannel ba waxay tacsi udirayaan qoyskii , qaraabadii, eheladii iyo asxaabtii uu ka geeriyoodey oo aanu leeney ilaahey naxariistii jano haka waraabiyo samir iyo iimaana heydinka siiyo Aaamiin.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured