MADAXWEYNE XASAN SHEIKH MAXAMUUD OO KA NAXAY QODOBO LASOO HORDHIGAY,MAAMUL JUBBO-LAND GOONI KA NOQDAY SOMALIYA,LANA XIDHIIDHAY KENYA

0
Thursday October 31, 2013 - 19:10:47 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 925
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    MADAXWEYNE XASAN SHEIKH MAXAMUUD OO KA NAXAY QODOBO LASOO HORDHIGAY,MAAMUL JUBBO-LAND GOONI KA NOQDAY SOMALIYA,LANA XIDHIIDHAY KENYA

    Kismaayo(xogreebnews.com-madaxweynahaKismayo.: Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sh. Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray Magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada Hoose, booqashadan oo noqonaysa tii ugu horreysay oo uu madaxweynuhu ku tago magaal

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Kismaayo(xogreebnews.com-madaxweynahaKismayo.: Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sh. Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray Magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada Hoose, booqashadan oo noqonaysa tii ugu horreysay oo uu madaxweynuhu ku tago magaaladas. Kismaayo(xogreebnews.com-madaxweynahaKismayo.: Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sh. Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray Magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada Hoose, booqashadan oo noqonaysa tii ugu horreysay oo uu madaxweynuhu ku tago magaaladas.
Socdaalkan ayaa waxaa madaxweyaha ku wehlinaya xubno uu ka mid yahay wasiirka arrimaha gudaha iyo amniga Qaranka, Cabdikariin Xuseen Guuleed, iyadoo si weyn loogu soo dhaweeyay wafdiga madaxweynaha Kismaayo.

“Wafdiga madaxweynaha si sare ah ayaa loogu soo dhaweeyay garoonka diyaaradaha Kismaayo, waxaana uu salaam-sharaf ka qaatay cutubyo ka tirsan ciidamada xoogga dalka,” ayuu warbaahinta u sheegay afhayeenka madaxtooyada, Inj. C/raxmaan Yariisoow.
Afhayeenka ayaa sidoo kale sheegay in madaxwenaha iyo wafdigiisa ay la qaadan doonaan kulammo madaxda maamulka KMG ah ee Jubba oo uu ugu horreeyo hoggaaminaya maamulkaas Sh. Axmed Maxamed Islaam (Sheekh Axmed Madoobe).
Ammaanka magaalada Kismaayo ayaa aad loo adkeeyay, iyadoo jidadka ku yaalla bartamasha magaaladaas lagu xardhay sawirka madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud.
Boqolaal dadweyne ah oo isugu jira haween, rag iyo waayeel ayaa ka qayb-qaatay soo dhaweynta madaxweynaha kuwaasoo qaarkood garoonka ay ku suganayeen, iyagoo ku dhawaaqayay erayo lagu soo dhaweynayo wafdiga uu hoggaaminayo madaxweynaha Soomaaliya.
dhanka kale waxaa lasoo hor dhigay madaxweyne xasan shiekh maxamuud in maamulka jubbooyinku ka madax-banaanado somaliya inteeda kale,taaso ka nixisay madaxweynah somaliya.
madaxweynaha ayaa la xidhiidhay dawlada kenya oo ka codsaday in ay faraha kala baxa-do arrimaha dakhiliga ah ee dalkiisa



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured