BAAQ CULUS OO LAGU MARTI QAADAAYO,DADWEYNAH KU NOOL QARADA YURUB OO AY KASOO QAYB GELEYAAN WASIIR U KU JIRO XIRSI,LAGAGNA HADLAAYO CAAWINADA WADAADA CEERIGAABO.Telephoneka

0
Thursday October 31, 2013 - 09:40:59 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 870
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    BAAQ CULUS OO LAGU MARTI QAADAAYO,DADWEYNAH KU NOOL QARADA YURUB OO AY KASOO QAYB GELEYAAN WASIIR U KU JIRO XIRSI,LAGAGNA HADLAAYO CAAWINADA WADAADA CEERIGAABO.Telephoneka

    LANDON (XOGREEBNEWS.COM-Waxa lagugu marti qaadayaa inaad nagala soo qayb gasho shir ka dhacaya telephoneka maalinta Axada, Bisha November 3deeda. Shirka waxa lagaga hadlayaa mashruuca wadada Ceergaabo. Waxa hoos ku qoran telephone numberka aad soo ga

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

LANDON (XOGREEBNEWS.COM-Waxa lagugu marti qaadayaa inaad nagala soo qayb gasho shir ka dhacaya telephoneka maalinta Axada, Bisha November 3deeda. Shirka waxa lagaga hadlayaa mashruuca wadada Ceergaabo. Waxa hoos ku qoran telephone numberka aad soo garaacayso LANDON (XOGREEBNEWS.COM-Waxa lagugu marti qaadayaa inaad nagala soo qayb gasho shir ka dhacaya telephoneka maalinta Axada, Bisha November 3deeda. Shirka waxa lagaga hadlayaa mashruuca wadada Ceergaabo. Waxa hoos ku qoran telephone numberka aad soo garaacayso waddankasta,

muftaaxa aad ku soo gelayso, iyo wakhtiga aad soo gelayso. Shirka waxa wada qabanaya xafiiska Wakiilka Somaliland ee USA Rashid Garuf, Xafiiska Wakiilka Somaliland ee UK Ali Adan, Xafiiska Wakiilka Somaliland ee Canada Loula Osman, Wasiirka Madaxtooyada Somaliland Hersi Ali H. Hassan, iyo Wasiirka Arrimaha Dibada Maxamed Bixi Yonis.

Fadlan ka soo qayb gal shirkan muhiimka ah. Telephone numberkan garaac ka dibna muftaaxa geli. Ha illaawin maalinta iyo wakhtiga inaad isku beegto.
Waddanka

Telephoneka
Muftaaxa
Maalinta
Wakhtiga
Ireland +353 (0) 1 437 0811 152200# 3-Nov-13 7:00pm
Germany +49 (0) 631 2069400 152200# 3-Nov-13 8:00pm
Netherlands +31 (0) 20 322 3010 152200# 3-Nov-13 8:00pm
Italy +39 (0) 091 804 0070 152200# 3-Nov-13
8:00pm
Dubai, UAE +973 1656 8330 152200# 3-Nov-13 11:00pm
Norway +47 73 79 03 11 152200# 3-Nov-13 8:00pm
Denmark +45 78 77 25 40 152200# 3-Nov-13 8:00pm
Canada +1 559-546-1444 152200# 3-Nov-13
2:00pm
United States +1 559-546-1401 152200# 3-Nov-13 2:00pm
France +33 (0) 1 80 14 06 60 152200# 3-Nov-13 8:00pm
Sweden +46 (0) 8 124 107 11 152200# 3-Nov-13 8:00pm
United Kingdom +44 (0) 330 606 0192 152200# 3-Nov-13 7:00pm

Shirka waxa lagu soo bandhigayaa mashruuca Wadada Ceergaabo, faaiidada ay qaranka iyo gobolkaba u leedahay, kharashka ku baxaya, dhererkeeda, inta meelood ee laga bilaabayo, qurbajooga waxa looga baahan yahan, meesha aad ka heli karto warka mashruucan, & cida aad la soo xidhiidhayso.

Waxa la filayaa inay shirkan ka soo qayb galayaan dad tiradoodu aad u badan tahay. Way adkaanaysaa in su'aalaha si toos ah la isu waydiiyo. Waxa aan kaa codsanaynaa inaad wixii aad su'aal hayso ee khuseeya mashruuca aad ku soo dirto emailkan mission@somaliland.us ama fariin ku dhaafto telephoneka halkan ku qoran 703-745-2199. Suaalahaaga hadii aad soo dirto inta shirka ka horaysa iyo haddii aad soo dirto inta shirku socdo labadaba waa laga jawaabayaa.
Rashid Garuf
Washington DC, USA
mission@somaliland.us
Ali Adan
London, UK
contact@somaliland-mission.com
Loula Osman
Ottawa, Canada
somalilandrecognition@yahoo.ca
------------------------------------------------------------------------------------------





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured