Guddoomiyaha Golaha Wakiiladda Somaliland Ciro Iyo Ka Baarlamaanka Soomaaliya Jawaari Oo Ku Ballansan Inay Ku Kulmaan Dalalka Scandavianka

0
Monday April 08, 2013 - 07:39:07 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1244
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Guddoomiyaha Golaha Wakiiladda Somaliland Ciro Iyo Ka Baarlamaanka Soomaaliya Jawaari Oo Ku Ballansan Inay Ku Kulmaan Dalalka Scandavianka

    Oslo (xogreebnews.com)—08/04/2013— Guddoomiyaha golaha wakiiladda Somaliland

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Oslo (xogreebnews.com)—08/04/2013— Guddoomiyaha golaha wakiiladda Somaliland
Guddoomiyaha Golaha Wakiiladda Somaliland Ciro Iyo Ka Baarlamaanka Soomaaliya Jawaari Oo Ku Ballansan Inay Ku Kulmaan Dalalka Scandavianka

Oslo (xogreebnews.com)—08/04/2013— Guddoomiyaha golaha wakiiladda Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Ciro oo hadda socdaal ku jooga dalalka Scandanevianska ayaa wararka aanu hellayna tibaaxayaan inay ku ballansanyahiin dalalka Nordicska inay ku kulmaan guddoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya Jawaari oo isaguna shallay gaadhay magaalada Oslo ee xarunta dalka Norway.
Kulankani oo noqon doona mid qarsoodi ah ayaan la sheegin ajandayaasha lagaga hadlaya waxay ku saabsanyahiin balse sida ilo xogogaal ahi ayxogreebnews.comu xaqiijiyeen labada nin oo aqoon hore isku leh ayaa ballan ku lahaa inay kulankani yeeshaan.
Mr. Jawaari Guddoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya oo la hadlaayey qaar ka mid ah warfidiyeenadda mar uu soo gaadhay magaalada Oslo ee xarunta dalka Norway oo uu degena markii hore ayaa u sheegay inuu kulano la yeelanayo madax Somaliland ka socota oo uu ula jeeday guddoomiyaha wakiiladda Somaliland Cabdiraxmaan Cir



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured