Wasiirka Duulista oo Brussels kaga qayb galaya shir caalami ah oo lagaga hadlayo hawlaha Duulimaadyada Caalamka

0
Monday April 08, 2013 - 07:33:49 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1219
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasiirka Duulista oo Brussels kaga qayb galaya shir caalami ah oo lagaga hadlayo hawlaha Duulimaadyada Caalamka

    Addis ababa(xogreebnews.com)- Wasiirka Wasaaradda Duulista Hawada iyo Gaadiidka Cirka Maxamuud Xaashi Cabdi ayaa manta ka dhoofay Dalka itoobiya halkaas oo uu uga duulay Dalka Biljimka caasimadiisa Brusels oo uu kaga qayb galayo shir Caalami ah oo l

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Addis ababa(xogreebnews.com)- Wasiirka Wasaaradda Duulista Hawada iyo Gaadiidka Cirka Maxamuud Xaashi Cabdi ayaa manta ka dhoofay Dalka itoobiya halkaas oo uu uga duulay Dalka Biljimka caasimadiisa Brusels oo uu kaga qayb galayo shir Caalami ah oo lagaga arrinsanayo hawlaha Duuliimaadyadda Caalamka.
Wasiirka Duulista oo Brussels kaga qayb galaya shir caalami ah oo lagaga hadlayo hawlaha Duulimaadyada Caalamka

Addis ababa(xogreebnews.com)- Wasiirka Wasaaradda Duulista Hawada iyo Gaadiidka Cirka Maxamuud Xaashi Cabdi ayaa manta ka dhoofay Dalka itoobiya halkaas oo uu uga duulay Dalka Biljimka caasimadiisa Brusels oo uu kaga qayb galayo shir Caalami ah oo lagaga arrinsanayo hawlaha Duuliimaadyadda Caalamka.
Shirkan oo ah mid Caalami ah waxa ka soo qayb geli doona in ka badan Kun qof oo ka kala socda Dawladaha Dunida, iyadoo Somaliland-na si rasmi ah shirkaasi loogu soo martiqaaday isla markaana ay ka qayb geli doonaan Wasiirka Duulista iyo Agaasimihiisa Guud.
Shirkan ayaa noqonaya kii ugu horeeyayee noociisa ah ee ay Masuuliyiinta Somaliland ka qayb galaan, isla markaana la filayo in ay qayb ka noqon doonaan dhibaatooyinka ka jira nidaamka Maamul ee ay hawada Somaliland ku hayaan Duulimaadyadda Caalamka iyada oo Somaliland dhaqaalaha ka soo geli lahaa ay maamusho Hay’adda ICAO oo Somaliland madaaradeeda Maamusha.
Somaliland ayaa la filayaa shirkaasi inay ku bandhigi doonto ama ku gudbin doonto carqaladaha ka haysta maamulka dhinaca Hawadeeda oo aanay u madax banaanayn dhaqaale ahaan iyo Farsamo ahaanba, iyadoo la filayo inay ku codsan doonto in loo madax baneeyo.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured