Cukuse:Wasiir Fallaadhi Gil-Giilaasho Kagaama Go”do:Dhaqaannada Kusoo Kordhay Dalka.

0
Saturday October 26, 2013 - 19:56:31 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 982
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Cukuse:Wasiir Fallaadhi Gil-Giilaasho Kagaama Go”do:Dhaqaannada Kusoo Kordhay Dalka.

    Hargeisa(xogreebnews.com-Muddo laga jooga lix billood ,ayaa waxaa shirqool laga soo shaqeeyay lagula kacay xaruunta wargeyska HUBAAL kasoo ilaayo hadda aan la horkeenin cidi ku lug lahayd falka foosha xun maxkamad ,waxaana isaaso taraaya tuhuun-nada

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeisa(xogreebnews.com-Muddo laga jooga lix billood ,ayaa waxaa shirqool laga soo shaqeeyay lagula kacay xaruunta wargeyska HUBAAL kasoo ilaayo hadda aan la horkeenin cidi ku lug lahayd falka foosha xun maxkamad ,waxaana isaaso taraaya tuhuun-nada laga qabbo xukuummada hada tallada haysa oo lagu edeeynaayo,inaay lug

Hargeisa(xogreebnews.com-Muddo laga jooga lix billood ,ayaa waxaa shirqool laga soo shaqeeyay lagula kacay xaruunta wargeyska HUBAAL kasoo ilaayo hadda aan la horkeenin cidi ku lug lahaydfalka foosha xun maxkamad ,waxaana isaaso taraaya tuhuun-nada laga qabbo xukuummada hada tallada haysa oo lagu edeeynaayo,inaay lug ku lahaayd ,dhacdooyinkaasi waxaay soo noolaadeen shalay un marku wasiirka warfaafinta shir jara”ii d oo gaar u qabtay sidii u isaaga difaaci laha eeddo loga qaateen ah oo ku xidhiidhsan,dhacdo laba habeen ka hor ka dhacday magaalada Hargeisa.

Hadaladi wasiirku ma ahaayeen dhagar qabbe dhulka u dhaq-dhaqaaqa wasiir waxaa wajiigisa ka muuqatay cabbanaan iyo kayr-kayr faro badan ,wasiir mahaa in aynu dusha ka saarayno danbi aannu lahayn balse waxaay u muuqatay fulaynimo,sidi qof wax isku og

Ma ka suurtowda wasiirka in ku lug yeesho, falka noocaas ah

lama hubbo balse mudane qaabile waa nin masuul ah kana mid ah gollaha wakiilada Somaliland kumaa deg-degi karo waxaanu hubin isla markaana waa nin weyn oo danbi laga galay,kolay hadda kiisku waa mid xasaasi ah oo badhis baadan u baahan laakin ,cukuse waxaa xaq logu leeyahayin is barraxo inta u kolba shir meel ku qaab-banaayo oo buq samaysanaayo,sida cadaada u ah wasiir cukuse waxaa u can ku yahay shir-qoolada saxaafadda lakiin anigu kumaan aqoon kuwa dilka ah,balse maanta allahu yaclam.

Dhacdo kale wasiir ayaa waxa dacwad kusoo oogtay haweenay dhalin yaro oo dacwad ka fuuratay maxkamaadda Haregisa.

Sidaa ay baahiyeen qar ka mid ah warbaahinta oo sheegay haweenay lagu magacaabo Nimco ayaa dacwad kusoo oogtay wasiirka iyaado u wasiirka ku xidhiidhiiyeen,in u la sammeeyay gabadha dhaliyarada ah waxaanay wararku sheegeen,in ugu ballaan qaaday shaqo oo u ku dagay,iyo in u siin doona marki u ka muraad sadayna u maraayada ka dalacday haweenayda,lama hubo warka balse sida la sheegay waxaay gabadhani u sheegtay maxkammada in fal fawaaxish xummo u kula kacay wasiirku ,garsoore wax ka ogaa dacwadan ayaa sheegay in haweenaydu wajigeedu ka muqday murugo badan,waxaanu daba gal ku sammayn doona haweenaydaas haday jiirto in annu warbaahinta hor keeno oo laga waraysto dacdawada la sheegay in ay wasiirka kusoo ogtay wasiirkan ayaa lagu yaqqaanna in u ku milmo suuqa madow habeen iyo maalinba .

Qalinki

Cabdi casiis Bashiir Nuur

Tel;4144434

info@xogreebnews.com

Hargeisa/Somaliland




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured