Maayarkii Hargeisa oo Geeriyoodey iyo Xildhibaano olole iyo Gucle ugu jira sidii ay u buuxin lahaayeen jagada maayarnimada ee banaanatey

0
Sunday April 07, 2013 - 12:59:18 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1366
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maayarkii Hargeisa oo Geeriyoodey iyo Xildhibaano olole iyo Gucle ugu jira sidii ay u buuxin lahaayeen jagada maayarnimada ee banaanatey

    Hargeisa-(xogreebnews.com)-Waxaa saaka arooryadii hore ku geeriyooday Cusbitaalka Al-khaliifa oo ku yaala Abud-dhabi ee dalka

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeisa-(xogreebnews.com)-Waxaa saaka arooryadii hore ku geeriyooday Cusbitaalka Al-khaliifa oo ku yaala Abud-dhabi ee dalka Hargeisa-(xogreebnews.com)-Waxaa saaka arooryadii hore ku geeriyooday Cusbitaalka Al-khaliifa oo ku yaala Abud-dhabi ee dalka isutaga Imaraadka Carabta (UAE) ilaahay naxariistii jano ha ka waraabiyee Eng.yuusuf Warsame saciid oo ahaa Gudoomiyaha Golaha Degaanka Hargeysa ama duqa caasimada Hargeysa oo muddo dhawr bilooda xanuun ka haleelay xagga Sanbabaka u yaaley cusbitaalkaa .

Eng. Yuusuf ayaa xilka Maayarnimada Hargeysa hayey wax ka yar hal Bil markii uu u soo dhacay xanuunkaa uu u dhintay oo kolkii hore Jabuuti loogu qaadeybalse laga furan waayey in Imaraadka carabta loo wareejiyo.


Geesta kale waxaa saaka durbaba bilaabmay Gucle iyo olole ay xubnaha Golaha degaanka qaarkood ugu jiraan sidii ay u buuxin lahaayeen jagadii maayarnimada ee Yuusuf Warsame Saciid ka baxay ama baneeyay,balse ilaa hadda ma muuqato xubin haysata aqlabiyada codadka Degaanka oola saadaalin karo inay noqonayso maayarka Hargeysa.waxan ka mid aha solteco , cismaan waxar. iyo qar kale oo badan



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured