XISBIGA WADDANI OO BEENIYAY WAR AY QORTAY JARIIRADA CUKUSE

0
Saturday October 26, 2013 - 18:56:12 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 899
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    XISBIGA WADDANI OO BEENIYAY WAR AY QORTAY JARIIRADA CUKUSE

    Warkaas ay qoreen Wargeyska Saxansaxo ee ku taariikhaysnaa Sabti 26 October 2013 tirsigiisa 2002 ee ciwaanka looga dhigay “ Xisbiga WADDANI Oo Ku Gacan Saydhay Shirweyne Talo Qaran Ah Oo Madashu Xisbiyada Mucaaridka Ah Tunka U Saartay” w

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Warkaas ay qoreen Wargeyska Saxansaxo ee ku taariikhaysnaa Sabti 26 October 2013 tirsigiisa 2002 ee ciwaanka looga dhigay “ Xisbiga WADDANI Oo Ku Gacan Saydhay Shirweyne Talo Qaran Ah Oo Madashu Xisbiyada Mucaaridka Ah Tunka U Saartay” waa been abuur cad oo lagu Warkaas ay qoreen Wargeyska Saxansaxo ee ku taariikhaysnaa Sabti 26 October 2013 tirsigiisa 2002 ee ciwaanka looga dhigay “ Xisbiga WADDANI Oo Ku Gacan Saydhay Shirweyne Talo Qaran Ah Oo Madashu Xisbiyada Mucaaridka Ah Tunka U Saartay” waa been abuur cad oo lagu jaahwareerinayo bulshada somaliland.
Xisbi ahaan waanu soo dhaweynaynaa shirkaas ay nagu wareejiyeen Madasha Wadatashigu, Xisbiguna wuu ka tashanayaa sida loo waajahayo.
Labada Xisbi Mucaarid ee WADDANI iyo UCID waxay soo saari doonaan go’aan midaysan oo lagu waajahayo arrintaas.

Bulshada Somaliland iyo Madasha Wadatashigana waxaanu u cadaynaynaa in warkaas saxansaxo qortay yahay been abuur cad oo loola badheedhay in lagu kala dilo Madasha Wadatashiga iyo mucaaridka gaar ahaan Xisbiga WADDANI.
Waxanu bulshada leenahay ma jirto meel aanu ku diidnay ama ku gacan saydhnay shirkaas balse gacmo furan ayaanu kusoo dhaweynaynaa.
Wa Bilaahi Tawfiiq
Md, Axmed Muumin Seed
Gudoomiye ku Xigeenka 1aad ee Xisbiga WADDANI



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured