Maxaa ka jira Xoggaha laysla dhexmaraayo tan iyo shalay ee sheegaaya in la qabtay Ninkii Rasaasta huwiyey Xildhibaan Qabiile

0
Saturday October 26, 2013 - 18:38:51 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 820
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maxaa ka jira Xoggaha laysla dhexmaraayo tan iyo shalay ee sheegaaya in la qabtay Ninkii Rasaasta huwiyey Xildhibaan Qabiile

    Hargeisa-(xogreebnews.com--Taliyaha Ciidanka Booliiska Somaliland Sareeye guuto Cabdilaahi fadal Iman ayaa beeniyey ,iskana fogeeyay in la qabtay Tabarak Maxamed Ducaale

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeisa-(xogreebnews.com--Taliyaha Ciidanka Booliiska Somaliland Sareeye guuto Cabdilaahi fadal Iman ayaa beeniyey ,iskana fogeeyay in la qabtay Tabarak Maxamed Ducaale Hargeisa-(xogreebnews.com--Taliyaha Ciidanka Booliiska Somaliland Sareeye guuto Cabdilaahi fadal Iman ayaa beeniyey ,iskana fogeeyay in la qabtay Tabarak Maxamed Ducaale oo loo haysto kiis iskuday dil oo ku dhuumalaysanaya degaanada ku teedsan magaalada Dacar-budhuq oo uu dhalasho iyo hayb ahaanba ka soo jeedo.
Tabarak laftiisa ayaa warar uu warbaahinta siiyey ku qirtay inuu dhawr midh oo Rasaas Noola ku riday xildhiban Maxamed Faarax Qabiile oo ka tirsan golaha wakiilada Somaliland goor habeenimo ah.

Tabaraak ayaa la sheegay inuu maalmihii la soo dhaafay ku dhuumalaysanyey Hargeysa siiba Guriga wasiir ku xigeenka arimaha gudaha Cabdillaahi Abokor oo xildhibaan Qabile sheegay inuu shirqoolka qeyb ka ahaa, gurigiisana laga soo abaabulay isla hadeerna Eedaysane Tabarak gurigiisa laga anbabixiyey.
Isku soo wada duuboo tan iyo shalayto waxay warbaahinta qaarkeed qoraysay warar sheegaya in gacanta lagu dhigay Eedaysane Tabarak Maxamed Ducaale, Hase yeeshee waxay wararku intaas ku darayaan inuu sii daayey wasiir ku xigeenka arimaha Gudaha oo u xusl duuban in arinta lagu dhamaynaayo qaab dhaqan ama beeleed maadaba raad soo galay!.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured