“Waa Nin Shaqadiisu Ahayd Hudheele Oo Masaxi Jiray Hudhelada Magalada Qaar Ka Mida Iyo Kuwa London Ba “Wariye Siciid Mazim

0
Friday October 25, 2013 - 18:09:59 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 975
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    “Waa Nin Shaqadiisu Ahayd Hudheele Oo Masaxi Jiray Hudhelada Magalada Qaar Ka Mida Iyo Kuwa London Ba “Wariye Siciid Mazim

    Hargeisa (xogreebnews.com) wariyahii u gaarka aha madaxweynaha somliland siciid mazim ahmed cawale ayaa gabi ahan beeniyeey wararka sheegaya inu ka tariibay dalka oo uu sheegay inu waxbarasho jamacadeed ugu anbo baxay dalka turkiga siciid mazim aya h

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeisa (xogreebnews.com) wariyahii u gaarka aha madaxweynaha somliland siciid mazim ahmed cawale ayaa gabi ahan beeniyeey wararka sheegaya inu ka tariibay dalka oo uu sheegay inu waxbarasho jamacadeed ugu anbo baxay dalka turkiga siciid mazim aya hadaladiisa ku bilabay Hargeisa (xogreebnews.com) wariyahii u gaarka aha madaxweynaha somliland siciid mazim ahmed cawale ayaa gabi ahan beeniyeey wararka sheegaya inu ka tariibay dalka oo uu sheegay inu waxbarasho jamacadeed ugu anbo baxay dalka turkiga siciid mazim aya hadaladiisa ku bilabay

“walaal waxba kama jiran inaan dalka ka tahriibay oo waxan fursad qaliya ka helay jamacad ku taal dalka turkiga waxa wax aad loo layabo ah dadka waxa fafiinaya anigu hadan tahriibayo hore aayn u tahriibi laha waxan aha wariyahii u horeyeey oo isago la socda madaxweyne ku tagay dalka turkiga malintas ayan tahriibi laha hadan tahriib doonayo


su’al laga weydiiyee dad ay ka wada shaqayn jiren wasarada warfafinta inay waxan ka danbeyen ama ku qoren meelo ay leyahiin waxa uu ku jawabay

“ninkasi waa nin ku soo galy wasarada warfafinta hab qabiil waana nin aad uu aqoon gaban jariiradan loo sameyeyna ku qoran wax aad looga yaqyaqsoodo kuna bahdila dadka sharafta leh waxnu aflagado kula kacay wasiirka ganacsiga oo uu ku tilmaamay wasiir aniga i tahriibiyeey horena ina geele arab aflagado iyo cay kula dul kufay ninka shaqadiisu waxay ahayd mudalab ama waxa uu ka shaqeyn jirey hudheelada magalada hargeisa aqoon xumo aay haysata ‘

waxa inta kuso gabgabeyneya waraysii gabnaa ee an la yelanay wariye siciid mazim axmed cawale

xogreebnews.com-

HARGEIASAOFFICE




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured