Muxu U Daran Yahay Kulanka Maalinta Berri U Wasiir Cukuse U Ku Macsuumay Tg-yada Gaar Ka Loo Leeyahay:Shirqooladi Saxaafada Oo So Nooladay:

0
Wednesday October 23, 2013 - 18:21:18 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 945
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Muxu U Daran Yahay Kulanka Maalinta Berri U Wasiir Cukuse U Ku Macsuumay Tg-yada Gaar Ka Loo Leeyahay:Shirqooladi Saxaafada Oo So Nooladay:

    Hargeisa(xogreebnews.com-Waxaa maalinta berri khamiista ah u wasiirka warfaafintu kulaan la qaadan doona qayb ka mid ah warbaahinta madaxa-banaan gaar ahaanna Tv-yada gaar ka lo leeyahay,lama ogaa sabaabta

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeisa(xogreebnews.com-Waxaa maalinta berri khamiista ah u wasiirka warfaafintu kulaan la qaadan doona qayb ka mid ah warbaahinta madaxa-banaan gaar ahaanna Tv-yada gaar ka lo leeyahay,lama ogaa sabaabta

Hargeisa(xogreebnews.com-Waxaa maalinta berri khamiista ah u wasiirka warfaafintu kulaan la qaadan doona qayb ka mid ah warbaahinta madaxa-banaan gaar ahaanna Tv-yada gaar ka lo leeyahay,lama ogaa sabaabta keentay in xilligan wasiirka kala qaybiiyo saxaafadda qaybaheeda kala duwan,wasiir ka ayaa caado ka dhigtay in warbaahinta kala qaybiiyo oo waliba u maalinba dhinac kaga so wareego.

Wasiirkan ayaa la sheegay in uga dan-leeyahay kullankan sidii ay warbaahintu ugu guul-wadayn lahaayd xukuumadda oo maalmihi u dan-beeyay ay qoraayeen khilaaf ka dheex jiraa xisbil xaakimka kulmiye,oo anay bahda Tv-yadu wax ku saabsan sii day isla markaana wasiirka lagu amray in mahad naq u diromaamulayaasha Tv-yada,isla markaana la siiyo xaquul shaah ,wasiirka ayaa xaruumaha Tv-yada u ku kalahay saaka isla maarkana doonaayo,in lagaalo soo qayb gaallo marti-qaad ay xukuummaddu ku macsuuntay warbaahinta qaybta Tv-yada .

Hadaba maalin hore ayay dhacday in wasiirku u macsuumad websit-yada ,isaagu yeedhay qar ka mid ah warbaahinta ONLINE-KA ah kallaan kaaso guuldaro kusoo dhammaday ka dib marku wasiirku u soo hor dhigay qodobo u sheegay in ay doonayo in lagu maamulo websit-yada ,wuxuuna ku wargeeliyay in warbaahinta ka caawin doonan qalabka iyo macluumad kale,wasiirka ayaa lagu yaqaanna kala qaybiinta warbaahinta oo u can ku noqday kooxaysiga iyo qabyaallada oo madax-martay wasiirka.

Hadaba waxaa soo nooladay shir-qoolada u warbaahinta u dhiigaayo wasiirku

Sidoo kale waxaa maanta warbaahinta u warammay xildhibaan Maxamed Faarax Qaabile ,oo sheegay in dil u ka bad-baaday u ka tanbeeyay wasiir ka warfaafintu waana ayaan darrooyinka haysata xukuummada siilaanyo.

Haday ku cadaato wasiirka iyo ku kale ee lagu eedeeyaan,falkan foosha xun wasiir cukuse ayaa lagu yaqqaanna shir-qoolada uu dhiigo ay si kordhayaan.

Isku soo wadaa duubo dhacdooyin laala xidhiidhiyo wasiirka ayaa ah kuwo fool xun oo qaranimada wax u dhiimmaysa.

Qalinka

Cabdi casiis bashiir nuur

Tel 4144434

c.casiis98@hotmail.com

Hargeisa/Somaliland




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured