Tacsi: Xoghayaha Dhaqanka Iyo Hiddaha Ee Xisbiga WADDANI Oo Walaashii Geeriyootay

0
Wednesday October 23, 2013 - 18:14:19 in Maqaallo by Super Admin
  • Visits: 1011
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Tacsi: Xoghayaha Dhaqanka Iyo Hiddaha Ee Xisbiga WADDANI Oo Walaashii Geeriyootay

    Gudoomiyaha Xisbiga WADDANI Md. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro), dhamaan xubnaha Hogaanka sare, Guddiga Fulinta, Golaha Dhexe, Laamaha Dibadda iyo

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Gudoomiyaha Xisbiga WADDANI Md. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro), dhamaan xubnaha Hogaanka sare, Guddiga Fulinta, Golaha Dhexe, Laamaha Dibadda iyo Gudoomiyaha Xisbiga WADDANI Md. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro), dhamaan xubnaha Hogaanka sare, Guddiga Fulinta, Golaha Dhexe, Laamaha Dibadda iyo taageerayaasha Xisbiga WADDANI waxay iyagoo ka tiiraanyeysan tacsi u dirayaan Md. Cali Cabdillaahi Dagaal , Xoghayaha Dhaqanka Iyo Hiddaha oo walaashii Marxuumad Hibo Cabdilaahi Dagaal ku geeriyootay magaalada Hargeisa.

Waxaanu Eebe uga baryayna innu jannadii fardowsa ka waraabiyo dhamaan qoyskiisii iyo qaraabadi ay ka baxdayna samir iyo iimaan ka siiyo

Illaahay Ha U Naxariisto Marxuumad Hibo.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured